News from Somalia in Somali |
Ciidamada Dawlada Ethopia oo Wiil Dhalinyaro ah Ku Toogtay Bartamaha B/Weyne Ka Dib Markii Bamb Gacmeed lagu Tuuray

Baladweyn, Talaado, Juun 24 2008 SMC“
Ciidamada Ethopia oo Ayaa Saake Gudaha Magaalada B/Weyne Ku dilay Wiil Dhinyaro ah Ka dib Markii Bam Nooca Gacanta lagu Tuuray Xili ay Ka Sii Baxayeen Magaalada B/Weyne Waxaa Sidoo kale Dhaawac uu ka soo gaaray Nin Oday ah oo Isaguna Joogay Meel u dhow Goobta Bamka uu ka Dhacay oo U Dhaweed Hotel Wabi Shabele ee Xaafada Irada Aamin.
Ciidamadan ayaa soo galay Magaalada Xalay Ka dib Markii Laba werar Ujeedadooda aan la Ogeyn lagu Qaaday Guriga Duqa Magaalada B/Weyne Iyo Guri uu Daganaa Nin Isagu ka Ganaacsada Qaadka oo lagu Magacaabo Ibraahim Cabdi Dhay
Dhaawaca Ninka Odayga Iyo Meedka Wiilka Dhalinyarada ayaa labaduba la dhigay Isbitaalka Guud ee Magaalada B/Weyne
Magaalada B/Weyne ayaa Mudooyinkii u dambeyay waxaa ay aheed Meel ay ka dhacayaan Weraro Iyo Dilal Qorsheysan oo lagu Bartil Maamed sanayo Masuuliyiinta Hay,adaha Saraakiishii Hore Iyo Qeybaha Bulshada Magaalda Ku Nool
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|