Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Kooxo hubaysan oo xalay weerar ku qaaday Guriga Duqa Magaalada B/Weyne Adan Cabdi Ciise iyo Ganaacsade Ibraahim Cabdi Dhay

Muqdisho, Talaado, Juun 24 2008 SMC     

Ciidamda Ethiopia Iyo Kuwa Maamulkii Yusuf Daba-Geed ayaa Xalay Gudaha Magaalada B/Weyne Kula Dagaalamay Kooxo aan la garan Waxa ay Yihiin oo Weerar ku Qaaday Guriga Duqa Magaalada B/Weyne Adan Cabdi Ciise iyo Ganaacsade Ibraahim Cabdi Dhay

Hal Ruux oo Rayid ah ayaa ku Dhintay 2 Kalane waxaa Soo Gaaray Dhaawac oo Mid kood aad u Liito Dagaalka ayaa dhacay Saqdii Dhexe ee Xalay Lama Oga Cida weerarka Soo Qaaday Ma Jirto Ilaa Xiligan Cid Sheegatay Masuuliyada Weerarka .

Werarkan ayaa waxaa uu Noqonaya Kii Ugu horeyay ee Gudaha Magaalada Ka dhacay Tan Iyo Markii ay Ciidamda Ethiopia Ka Guureen Magaalada B/Weyne Xalay Ilaa Saake waxaa lagu Arkayay Gudaha Magaalada Ciidamo Ethiopian ah oo baaritaan ku Bilaabay Qeybo ka Mid ah Magaalada

Waxaa maalmahaan dambe ku soo badanaayay gudaha Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan falalka amni dari ee ka aloosan gobolkaasi, iyadoo habeenadii mararka qaarkood xaafadaha magaalada laga maqlo rasaas dhacaysa oo aan la ogayn cida ridaysa, iyadoo falalka dhacuna uu ku soo badanaayo gudaha magaaladaasi.

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)