News from Somalia in Somali |
Ciidamo ka socda Dowladda Nigeria oo ciidamo nabad ilaalin ah u soo diraysa gudaha dalka Soomaaliya

Muqdisho, Talaado, Juun 24 2008 SMC“
Ururka Midowga Afrika ayaa daboolka ka qaaday in Dowladda Nigeria ay ciidamo nabad ilaalineed u soo direyso dalka Soomaaliya sida ugu dhaqsaha badan, sida laga soo xigtay afhayeen u hadlay ururka Midowga Afrika.
Saraakiil ka socota Dowladda Nigeria ayaa lagu wada in ay soo gaaran dalka gudihiisa, kuwaas oo u kuurgalaya xaaladda Soomaaliya, waxaana la sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay u soo dirto ciidan nabad ilaalin ah gudaha dalka sooomalia .
Ciidanka Nigeria u soo dirayso Soomaaliya ayaa iyagu noqonaaya kuwo ku biira ciidamada AMISOM, oo ay ka mid yihiin Uganda iyo Burundi, kuwaas oo ah kuwo hoos yimaada ururka Midowga Afrika ee hatan jooga Magalada Muqdisho.
Dowladda Nigeria ayaa ka jawaabaysa balan qaadkii ay horay u qaaday oo ahaa inay ciidamo nabad ilaalin ah inay u soo dirayso gudaha dalka Soomaaliya.
Nigeria ayaa iyadu lagu wadaa inay ciidamadeeda horaanta bisha soo socota ay soo gaaraan magaalada Muqdisho, waxaana ciidamadaan qeyb ka yihiin ciidamadii horay loo balan qaaday inay Midowga Afrika keenaan gudaha dalka Soomaaliya.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|