News from Somalia in Somali |
Guddoomiyaha Golaha Ammaanka ee QM oo taageeray in Soomaaliya Ciidamo Nabad ilaalin ah la keeno Soomaliya

Muqdisho, Arbaco, Juun 25 2008 SMC“
Le Long Minih Guddoomiyaha Xilligan ee Golaha Ammaanka ee QM, islamarkaasna ah Danjiraha Dowladda Fiyetnam u jooga QM ayaa sheegay in la sii wadi doono qorshaha Ciiddamadda Nabad ilaalinta loogu soo dirayo dalka Soomaaliya iyo taageeradda farsamo ee la siinayo ciidamada Nabad ilalainta Afrikaanka AMISOM ee haatan ku sugan dalka Soomaaliya.
Guddoomiyaha Golaha Ammaanka ee QM ayaa u sheegay mar uu la kulmay Wasiirka Gaashaandhigga ee dalka Ugandha, Kirispus Kiyongo oo haatan booqasho ku maraya Xarunta QM ee magaalladda New York. Iyadoo warkaan shaaciayay Website ay leedahay Dowladda Fiyetnam inay Danjiraha iyo Wasiirka ka wada xaajoodeen Xiisadaha ka aloosan Qaaradda Afrika gaar ahaan Arrimaha dalka Soomaaliya.
Danjire Le Long Minih waxa uu sheegay in loo baahan yahay in la dardar geliyo hawlaha Ciiddamadda AMISOM ee loogu daad-gureynayo dalka Soomaaliya, wuxuuna cadeeyay inay Qaramada Midoobe culayska saarayso sidii Nabad iyo deganaansho guud loogu soo celin lahaa dalka Soomaaliya.
Guddoomiyaha Golaha Ammaanka ee QM Le Long Minih waxa uu sheegay inay xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobe si wadi doonaan Taageerradda dhinacyadda Aadminimadda iyo sidii la soo dhamaystiri lahaa Ciiddamadda Nabad ilaalinta Afrikaanka ee loo soo daad gureynayo gudaha dalka Soomaaliya, si ciidamada AMISOM u noqdaan kuwo ku filan howlaha amni sugida.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|