Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Xaflad Gunaanadka Tartanka Koobka jeneraal daa`uud Ee K/koleyga Oo Lagu Qabtay Muqdisho

Muqdisho, Talaado, Juun 24 2008 SMC     


Waxaa xarunta G.O.S Hotelka Jiddah ee magaalada Muqdisho lagu qabtay xaflad lagu soo gunaanadayey Tartanka koobka Jen.Daa`uud ee wiilasha iyo gabdhaha Kubadda Koleyga Soomaaliya.

Xafladda oo ay ka soo qeybgaleen marti sharaf iyo mas`uliyiin isboorti waxaa mas`uuliyiintii halkaasi khudbadaha ka soo jeediyey ka mid ahaa Ibraahim Xuseen (Roombo) G/X/X.K.Koleyga iyo Guddoomiyaha xiriirka K/Koleyga Aadan Xaaji Yabaroow (Wiish) oo iyagu ka warbixiyay waxqabadka XSKK iyo warbixinta tartankii horyaalka 24-aad ee wiilasha iyo gabdhaha K/Koleyga waxayna sheegeen in uu si wanaagsan ugu soo dhamaaday tartankan isla markaana xiriirku u mahadcelinaayo madaxda Naadiyada K/Koleyga oo muujiyay dadaalka habsami u socodka ciyaaraha waxayna shegeen la`aantood in aysan suuragal ahaan lahayn.

Sidoo kale waxaa qudbado qiimo badan halkaasi ka soo jeediyay Guddoomiyaha G.O.S C/qaadir Ibraahim Gacal (Abkoow), kuxigeenka G.O.S Xaaji Cabdi Cilmi Warsame , waxayna mas`uuliyiintaan tibaaxeen sida ay ugu faraxsan yahiin sida sharafta leh ee uu ku soo gabagaboobay tartanka Jeneral Daa`uud K/Koleyga wiilasha iyo gabdhaha waxayna hambalyo u diraan kooxdii ku guuleysatay kaalimaha 1-aad iyo labaad koobka Jeneraal Daa`uud . sidoo kale waxayna ku nuuxnuuxsadeen mas`uuliyiintan ahmiyadda uu isboortiga u leeyaay isdhexgalka bulshada looga baahan yahay sidoo loo horumarin lahaa ciyaaraha waxayna ammaan u soo jeediyeen XSKK oo ay sheegeen in uu noqday xiriir horumar ku talaabsaday .

Gabagabadii Xafladdaas oo jawi wanaagsan ku dhacday ayaa waxaa halkaasi lagu bixiyey shahaadooyin iyo abaalmarino kala duwan oo la guddoonsiiyey Ciyaartoyda ku guuleystay asluub wanaaga,3 Points-ka, gool dhalinta ,garsooraha ugu wanaagsanaa, Taageerayaasha ugu wanaagsan waxaana koobka kaalinta 1-aad halkaasi gacanta loogu geliyey kooxda Heegan wiilasha iyo Gabdhaha Heegan , Wiilasha 2-aad Dekedaha kaalinta 2-aad gabdhaha kooxda Horseed .

Xafladan mas`uuliyiintii ka soo qeybgashay ayaa waxaa ka mid ahaa kusimaha guddoomiyaha XSCF Drs Khadiija Daahir, Gudd.Teakwondo-ga Aweys Orafeeyo, G/X.K.Gacanta Eenoow, garsoorayaal ciyaaryahano Taageerayaasha ugu caansan iyo marti sharaf kale magac iyo maamuus ku leh magaalada Muqdishu .






Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)