News from Somalia in Somali |
Siminaarki saxaafadda oo wali si habsami uga socda xarunta Somaliweyn

Muqdisho, Talaado, Juun 24 2008 SMC“

Siminaarkan oo ay hirgelintiisa iska kaashadeen Somaliweyn Media Center iyo hey’adda Care Somalia and Southern Sudan.Siminaarka ayaa maanta waxa looga hadlay qeybta qabashada iyo jarjarka codadka kala duwan.
Jarjaridda codadka ayaa muhim u ah raadiyowga iyadoo ay jiraan barnaamijyo badan oo loo isticmaalo jarjarka iyo habeeynta codadka.
Barnaamijka loo yaqaano Cool Edit ama Adobe Audition ayaa manta loo isticmaalayey jarjaridda codadka. Barnaamijkan oo ah mid aad u baaxad badan oo barashadiisu u baahan tahay mudo dheer ayaa waxa laga eegay sida asaasiga ee loo istcimaalo iyo waxyaabaha lagama maarmaanka u ah isticmaalka barnaamijkaa.
Suxufiyiin tiradoodu gaareyso 15 oo ka kala socda qeybaha kala duwan ee warfaafinta Somaliweyn ayaa ka qeyb qaadanaya siminaarkan. Tiro gaaraysa shan oo ka mid ah suxufiyiinta ayaa ka yimid gobalo kala duwan ee Koonfurta Soomaaliya halkaas oo ay ka howlgalaan.




Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|