News from Somalia in Somali |
Faarax Sindiko “anigaa ah Gudoomiyaha XKCS, waxaana taageeraa Muqaawada, dalkana ma imaan doono inta ay ku sugan yihiin Ciidamada Itoobiyaanka…”

Muqdisho, Talaado, Juun 24 2008 SMC“
Faarax Wehliye Cadow Sindiko oo wareysi gaar ah ay la yeelatay Idaacadd Somaliweyn ayaa sheegay inuu arrimo caafimaad u joogo dalka Mareykanka, loona soo jeediyay inuu hogaanka Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta uu noqdo.
Mr. Sindiko waxa uu sheegay in lagu soo weegeliyay in loo doortay inuu noqdo Gudoomiyaha Xiirka Kubadda Cagta, wuxuuna sheegay in hadii ay kooxaha intooda badan isku raaceen inay I doorteen uu aqbalay doorashadaasi.
“Xiirika kubadda Cagta waqtigiisa waa dhamaaday, wuxuuna ku ekaa 12-kii maarso ee aan soo dhaafanay” ayuu yiri faarax Sindiko oo dhinaca kalana sheegay in Ururka Kubadda cagta ee FIFA uusan ogalaanayn wax aan sharci ahayn.
Sidoo kale Faarax Sindiko waxa uu sheegay inuusan isagu u hanqaltaagayn wax xil ah, wuxuuna shaaca ka qaaday inuu ka mid yahay gudiga Fulinta ururka Kubadda Cagta ee Afrika, islamarkaana luusan u baahnayn wax aan ku imaan Doorasho xor ah.
“Muqaawamada ayaan taageeraa Xoog iyo Dhaqaalaba, waana ogyihiin, anigu waxaan ka mid ahay raga ay Itoobiyaanku doon doonayaan” ayuu yiri Faarax Sindiko oo sheegay inuusan dalka imaanayn inta ay amxaaro joogto.
Faarax Sindiko waxa uu mar kale yiri “ Ciidamada Itoobiyaanka inta ay joogaan lagama yaabo inaan imaado dalka, waxaana dalka imaanaa hadii dalka xoog looga saaro ama xiilad”.
Mar la weydiiyay sida uu dalka dibadiisa uga shaqeyn karo isagoo aan dalka imaan ayuu yiri “waxaan la mid ahay Isbahaysiga Dib u xoraynta oo isaguba ka howlgalaya iminka dalka dibadiisa oo ay howshiisa socoto, anigaa aqaan sida loo shaqeeyo “.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|