News from Somalia in Somali |
Doon ay saarnaayeen shisheeye dalxiisayaal ah oo lagu afduubtay xeebaha G/bari ee dalka Somalia

Muqdisho, Talaado, Juun 24 2008 SMC“
Dooni ay saarnaayeen Afar ruux oo reer Yurub ah, ayaa lagusoo waramayaa in maanta lagu afduubay xeebaha Somalia, sida ay sheegeen Saraakiisha.
Mas'uuliyiinta Degmada Laas-qoray ayaa sheegay in Afarta qof ee Ajaanibta ah oo kala ah wadihii Doonta iyo Saddex ka mid ah Qoyskiisa ay gacanta u galeen kooxo burcad-badeed Soomaali ah, xilli ay maraysay Biyaha Cadan.
Muwaadiniintan reer galbeedka ah ayaa la rumaysan yahay inay u kala dhasheen dalalka Germany iyo France.
Xeebaha Somalia ayaa noqday kuwa ugu khatarsan caalamka, iyadoo Golaha Amaanka ee QM uu isku raacay in dagaal xooggan lala galo kooxaha burcad-badeeda Soomaalida ee caadaystay afduubka maraakiibta iyo Doomaha shisheeye gaar ahaan kuwa gar-gaarka sida.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|