Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Dowladda Yemen oo Dowladda KMG ah ee Soomaaliya u gudbisay Deeq waxbarasho 150-arday Soomaali ah

Muqdisho, Talaado, Juun 24 2008 SMC     

Caydiid C/aahi Ilkaxanaf Wasiirka waxbarashada ee dowladda KMG ah ayaa magaalada Sanca kulan kula yeeshay madaxa Golaha wasiirada ee dalka Yemen Dr. Cali Mamxamed Mujuur iyadoo labada Mas’uul ay kulankaasi uga hadlay xaaladda Soomaaliya iyo xiriirka labada dal ee walaalaha ah.

Mas’uuliyiintaas ayaa sidoo kale kulankii ay ku yeesheen magaalada Sanca uga hadlay shirkii kooxaha Soomaalida ay ku yeesheen dalka Djibouti ee lagu gaaray heshiiskii 11-ka qodob ka koobnaa.

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya guddoonsiiyey Dr Majuur warqad uu uga siday madaxweynaha Soomaaliya , taasi oo ku socotay Madaxweyne Cali C/della Saalax dhigiisa dalka Soomaaliya Mudane C/aahi Yuusuf Axmed , taas oo ku saabsanayd xiriirka labada dowladood ee soo jireenka ah iyo walaaltinimada soo jireenka ah labadaasi dale e deriska ah.

Caydiid C/aahi Ilkaxanaf Wasiirka waxbarashada ee dowladda KMG ah ayaa ka warbixiyay xaaladda soomaaliya gaar ahaan midda amni iyo midda waxbarasho ee waqtigaan la joogo ka jirta dalka Soomaliya.


madaxa Golaha wasiirada ee dalka Yemen Dr. Cali Mamxamed Mujuur ayaa isna sheegay in dalka Yemen dowlad ahaan iyo shacab ahaanba garab taagan yihiin walaalahood Soomaaliyeed , sidoo kale wuxuu Dr Mujuri wasiirka waxbarashada ilkafanax u sooo bandhigay Deeq waxbarasho oo gaaraysa 150 Qof oo isugu jirta Tacliinta sare fanka iyo farsamada, intaasna waxaa sii dheer xoojinta iskaashiga diyaarinta manaahijta iyo diyaarinta macalimiinta wax kadhigta dugsiyada sare iyo jaamacdaha dalka Soomaaliya.

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)