Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Dagaal qasaare xoogan geystay oo ka socda agagaarka xerada asluubta

Muqdisho, Talaado, Juun 24 2008 SMC     

Waxaa waqtigaan uu dagaal xooggan ka soconaayaa agagaarka Ciidamada Dowladda KMG ah iyo Ciidamadaa Itoobiyaanka oo isku dhinac ah iyo Kooxaha ka soo horjeeda.

Dagaalkaan oo aad u culus ayaa waxa uu sababay inay halkaasi ka qaxaan dad fara badan oo ka ag dhawaa halka uu dagalku ka dhacay, iyadoo kooxaha dagaalamaya ay adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan.

Weerarka ayaa la sheegay inay soo qaadeen xoogaga ka soo hor jeeda dowladda federaalka Soomaaliya iyagoo soo weeraray goob ay ku sugnaayeen ciidamada Dowlada KMG ah, halkaasoo lacago canshuuro ah looga qaadi jiray gaadiidka dadweynaha ee u kala socda Muqdisho iyo Afgooye.

Goobat ay ciidamada dowlada ku sugnaayeen ayaa waxaa ka dhacay dagaal xoogan oo markii dambe keenay in xoogaga ka soo hor jeeda dowladda ay la wareegaan gacan ku heynta halkaasi fariisinka u ahayd ciidamada Dowladda iyadoo ciidamada ay markii dambe garab siiyeen Ciidamadii dowladda ee laga qabsaday fariisinkoodi.


Dhinaca kale dagaalkaan ayaa ahaa mid aad u culus iyadoo dhawaqa hubka la isweydaarsanaayo laga maqlaayo deegaano dhowra ah magaalada Muqdisho ah waxaana maalmahaan dambe soo xoogweysanaayay weerarada ay qaadaan kooxaha ka soo horjeeda Dowladda KMG ah.

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)