Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Dowladaha Holand iyo Itoobiya oo ka wada hadley arrimaha siyaasadeed ee Soomaaliya

Muqdisho, Talaado, Juun 24 2008 SMC     

Meles Zinaawi Raisalwasaaraha Itoobiya ayaa shir uu la yeeshay Wasiirka Gaashaandhiga ee dalka Holand Eimert van Middelkoop ay ka wada hadleen arrimo kala duwan oo ku aadan xaaladda Soomaaliya.

Labadaan Mas’uul ayaa sidoo kulankooda uga hadlay xaaladda deganaanshaha Soomaaliya iyo qorshaha Nabadda ee gobolka dagaaladu ka aloosan yihiin ee dalka Sudaan ee Darfur.

Wasiirka Gaashaandhiga ee dalka Holand Eimert van Middelkoop iyo ra’iisul wasaaraha Itoobiya Atto Meles Zinaawi ayaa kulankooda waxay si gaar ah iskula soo qaadeen arrimaha Soomaaliya, waxaana Ra’isalwasaaraha Itoobiya uu soo dhaweeyey sida ay Dowladda Holand isaga xil saartay inay qeyb weyn ka qaadato hawlaha lagu ilaalinayo maraakiibta Hayada WFP ee sida cuntada gargaarka ah ee ku soo socota dalkaSoomaaliya.

Meles Zenawi ayaa arrintaasi ku macneeyay inay qeyb ka tahay in lala dagaalamo kooxaha Burcad badeeda ah eek u soo badanaaya Xeebaha Soomaaliya .

Sidoo kale waxaa looga hadlay ciidamo nabad ilaalinta ee Gobolka Darfur ee dalka Suudaan iyadoo Dowladda Itoobiya ay halkaasi ka joogaan ciidamo xooggan oo gaaraya 5 kun oo askari.

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)