News from Somalia in Somali |
Sheekh Xasan Daahir Aweys Oo Dowladda Sacuudiga ugu baaqay inay dhex dhexaad ka ahaato arrimaha Soomaaliya

Muqdisho, Talaado, Juun 24 2008 SMC“
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Isbahaysiga Dib-u-xorreynta dalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay inay arrimaha Soomaaliya ka noqoto dhex dhexaad.
Seekh Xasan Daahir Aweys, oo ay Dowladda Maraykanka sheegtay inuu ku jiro Liiska Kooxaha Argagixisadda Calaamiga, ayaa wareysi uu siiyay Wakaalladda Wararka AFP isagoo ku sugan Caasimadda dalak Eritrea ee Magaalada Asmara .
Sheekh Xasan Daahir ayaa ku sheegay Sacuudiyiinta inay yihiin dad runta sheega, oo la shaqeynaya Kooxaha Soomaalida, iyadoo Boqorka dalka Sacuudiga, Cabdalla Bin C/casiis uu toddobaadkii hore soo dhaweeyey Heshiiska Nabadda ee ay Ra'isul wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Isbahaysiga Dib u xorreynta dalka Soomaaliya, 9-kii bishan ku kala saxiixdeen dalka Jabuuti.
Dhinaca kale Heshiiskaasi waxa uu qeexayaa in la joojiyo dagaalladda muddo 3-bilood ah, laakiin Sheekh Xasan Daahir waxa uu ku gacan-sayray Heshiiskaasi oo ay QM gar wadeen ka ahayd, iyadoo taageero ka helaysa Midowga Europe iyo Maraykanka.
Sheekha waxa uu sheegay in dowladda Sacuudiga loo baahan inay ka qeyb galaan Hawlaha Dib-u-heshiisiinta , ee ugu dambeyntii horseedi kara Nabad iyo in la soo gunaanado Qabsashadda Ummadda Soomaaliyeed wuxuuna sheegay in heshiiskii Jabuuti uu yahay mid sharciyeenaayo in Itoobiya qabsato dalka Soomaaliya iyo inay sii socdaan khasaaraha nololeed iyo hantiyeed ay waqti walba geysanaayaan Itoobiyaanka.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|