Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Dhaq dhaqaaqa Hubaysan ee Al-Shabaab oo sheegay in si weyn loogu soo dhaweeyaymarkii ay la wareegayeen gacanta ku haynta degmada Baardheere

Muqdisho, Talaado, Juun 24 2008 SMC     

Dhaq dhaqaaqa hubaysan ee al-Shabaab ayaa gacanta ku dhigay Degmada Baardheere ee gobolka Gedo, iyadoo uu meel fagaare ah kala hadlay dadka deegaankaas horjoogaha kooxihii halkaasi gacanta ku dhigay kaas oo lagu magacaabo Sheekh Xasan Yacquub.

Sheekh Xasan Yacquub oo ay waraysatay Idaacadda Somaliweyn ayaa sheegay inay arimihii ay u tageen halkaasi ay ka mid ahaayeen in deegaankaasi waxgaradka ku sugan ka dhaadhiciyaan in deegankaasi wax aan shareecada Islaamka ahayn inaan lagu xukumin iyo inaan iska kaashano dhinaca Ammaanka.

“Waxaan dadka Reer B/dheere ku baraarujinay in Shareecadda Islaamka waxaan ahayn aanay isku xukumin” ayuu yiri Sheekh Xasan Yacquub oo sheegay in si weyn loogu soo dhaweeyay Degmada B/dheere ee Gobolka Geddo, islamarkaana si nabad ah ay ku galeen degmadaasi.

Ciidamadaan Hubaysan ee galay Degmada B/dheere ayaa la sheegay inay markoodii hore ka tageen Gobolka Jubada Dhexe oo deris la ah Degmada Baardheere, iyadoo dadka deegaankasi ay isugu soo baxeen si ay halkaasi ugu soo dhaweeyaan ciidamadaasi galay degmadasi.

Ma aha degmadii ugu horeysay oo ay la wareegaan gacan ku haynteeda Dhaq dhaqaaqa hubaysan ee Al-shabaab, iyagoo deeganada ay tagaan ama ay gacanta ku dhigan u sheegaan in la isku xukumo shareecadda islaamka.

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)