Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Odayaasha Iyo Waxgaradka Reer B/Weyne Xalay oo Ka Shiray Amniga Gobalka Hiiraan

Baladweyn, Talaado, Juun 24 2008 SMC     

Waxgaradka & Odayaasha Magaalada B/Weyne ayaa Xalay Kulan Xasaasi ah ka Yeeshay Arimo ay ka Mid yihiin Wax ka qabashada Xaaladaha Amaan Xumo ee ka Jira Gobalka Hiiraan Gaar ahaan Magaalada B/Weyne ka dib markii si Is daba Joog ah Gudaha Magaalada Logu Dilay Wax ka Yar Mudo 48 Saac Ilaa 6 Ruux oo uu ka Mid ahaa Madaxii Hay,ada Cilmi Baarista iyo Wada Tashiga ee CRD Eng. Maxamed Xasan Kulmiye .

Kulankan ay Yeesheen Odayaasha iyo Waxgaradka ayaa Noqonaya Kii Ugu Horeyay ee Mudooyinka laga Yeesho Armiha Amniga Xubno Odayaasha ka Mid ah ayaa Ku Taliyay in La Sameyo Ciidamo aad u Hubeysan oo Wax ka qabta ficilada ay ku Dhaqmayaan Kooxaha Hubeysan ee Dadka ku Dilaya Magaalada Gudaheeda.

Kulankan ayaa ku Soo Beegmaya Xili Maalin Ka hor lagu Wareejiyay Dhamaan Hubkii ay Gacanta ku hayeen Ciidamada Dawlada Ethoipia Beeshii Iyado La heed Ka dib markii wadahadal Dheer Arinkaasi laga Galay .

Dadka Magaalada B/Weyne Ayaa Ku Tilmaamay In Hubka laga soo saaray Gacanta Ethiopianka uu Wax Weyn ka Tari Doono Sugida Dhinaca Amniga Gobalka Gaar ahaan Magaalada Xaruunta ee B/Weyne oo Mudooyinka Xiisado Iyo Falal dilal Qorsheysan ay ka dhacayeen

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)