News from Somalia in Somali |
Sadax mid ah Ciidamada Booliska Dowladda KMG ah oo Bam lagu tuuray iyagoo ku sugan Buundada 2aad ee Degmada Waaberia

Muqdisho, Isniin, Juun 23 2008 SMC“
Sadax mid ah ciidamada Dowladda KMG ah ayaa ku dhaawacantay, kadib markii bam maanta duhurkii lagu lagu tuuray ciidamada Dowladda oo ku sugnaa buundada Ansalooti ee degmada Waaberi, oo iyagu halkaasi ka dhigtay fariisin ay ka howlgalaan, iyadoo mararka qaarna Gaadiidka Bl-ka ah halkaasi lacago leejo ah uga qaata.
Askata dhaawantay ayaa la sheegaya in uu mid ka mid ah uu dhaawiciisu yahay mid aad u culus, ciidamada dowladda ee ku sugnaa halkaasi ayaa la sheegay inay kala carareen, inkastoo markii dambe ay halkaasi dib ugu soo laabteen fariisinkoodii.
Wararku waxey sheegayaan in markii ciidamada Bamka lagu soo tuuray kadib ay iyana fureen rasaas xooggan, lamina sheegin cid wax ku noqota rasaasta ay fureen ciidamada Dowladda.
Ma aha markii ugu horeysay oo ciidamada Dowladda lagu weeraray qarax bam, iyadoo maalinamadii shalay qarax Miino ah lagula beegsaday ciidamada Dowladda oo xiligaas marayay Deegmada Dharkeenlay ee magaalada Muqdisho.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|