News from Somalia in Somali |
Dhowr madaafiic ah oo lagu garaacay maanta Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho

Muqdisho, Isniin, Juun 23 2008 SMC“
Waxaa maanta madaafiic lagu gaaray Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, waxayna madaafiicdaasi qaarkood dhibaato ka soo gaartay dad rayid ah.
Dadka ay waxyeelada ka soo gaartay madaafiicdaasi ayaa ahaa kuwo hoy u ah deegaanka Xaafada Bolo Tecnico ee degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, iyadoo weerarkaasina la sheegay inuu ahaa mid loo adeegsaday Hoobiyaal.
Hoobiyeyaashaan lagu weeraray Garoonka Aadan Cadde International ayaa la sheegay in sadax ka mid ah ay ku dhaceen gudaha garoonka, inkastoo aan la shaacin qasaaraha gaaray garoonka Diyaaradaha.
Madaafiicdaasi ayaa la sheegay in deegaanka Booli Tikniko mid ka mid uu u gudbay, iyadoo uu ku dhintay hal ruux, waxaana ku dhaawacmay 4-kale, iyadoo dadkii dhaawacmay la dhigay Cusbitaal Madiina ee Magaalada Muqdisho.
Waqtigii la weerarayay garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa la sheegay in ciidamada AMISOM ay xireen wadada tagta Garoonka ilaa isgooyska KM4 ee magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamadu ay halkaai ka wadeen howlo Miino baaris ah.
Dhinaca kale ma jirto cid sheegatay weli weerarkaai Hoobiye ee manta lagu qaaday Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde International, mana aha weerarkii ugu horeeyay ee lagu qaado garoonkaasi.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|