News from Somalia in Somali |
Madaxweynayaasha Masar iyo Liibiya oo ka wada hdlay arrimaha siyaasadeed ee Soomaaliya

Baladweyn, Jimco, July 04 2008 SMC“
Xusni Mubaarak madaxweynaha dalka Masar iyo Madaxweynaha dalka Liibiya Mucamar Al-Qadaafi oo kuwada Kulamay dalka Masar, gaar ahaan Magaalada loo dalxiis tago ee Sharmal sheikh ee dalka Masar ayaa ka wada hadalay xaaladda Siyaasadeed ee haatan ka taagan Dalka Soomaaliya.
Madaxweynyaasha ayaa sidoo kale xusay in loo baahan yahay in dadaala nabadeed ee Soomaaliya loo baahan yahay in uu Midowga Afrika ka shaqeeyo sidii uu mira dhal u noqn lahaa heshiiskaasi.
Labadaas Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ahaa waxyaabihii ay ka wada hadleen xaalada ka oogan Daafuur iyo wadamada Eritrea iyo Djibouti, waxeyna dhamaantood sheegeen in loo baahan yahay in xal nabadeed laga gaaro.
Madaxweyneyaasha Masar iyo Liibiya Maxamed Xusni Mubaarak iyo Mucamar Al-Qadaafi ayaa mar ay si gaar ah uga wada hadleen arimaha Soomaaliya, ku soo qaadeen kulankooda xaaladaha dhanka dib u heshiisiinta iyo amaanka Soomaaliya, heshiisyadii ay wada gaareen kooxaha Soomaalida ay ku gaareen Djibouti, waxeyna ku amaaneyn Djibouti dadaalka dheeraadka ah ee ay ka geysatay dib u heshiisiinta dhinacyada Soomaaliya isku haya.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|