Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Masuul u hadlay Maxkamadaha Islaamka oo dadka Reer B.Weyne uga digay in ay sii daganaadaan Goobaha ay damacsanyihiin in ay kula dagalamaan Ciidamada Ethiopia

Baladweyn, Jimco, July 04 2008 SMC     

Sh. C/laahi Maxamed Aadam ( Sh Farey ) oo Ka Mid ah Saraakiisha Maxkamadaha oo Mudooyinkii u dambeyay ka Mid ahaa Saraakiisha Howl-galada ka Waday Qeybo ka Mid ah Gobalada Dhexe ayaa Maanta Uga Digay Dadka Ku Nool Magaalada B/Weyne in ay ku sii Sugnaadaan Goobaha ay Qorsheynayaan in ay Kula dagaalamaan Wax uu ku Tilmaamay Cadawga ku Soo duulay dalka ee Ciidamda Ethiopia.

Hadalkan ayaa Sh. Farey waxaa uu jeediyay Ka dib Markii uu la soo xiriiray Xafiiska Wararka Warbaahinta Somaliweyn ee Gobalada Dhexe .

Waxaa uu Ku Nuux Nuuxsaday In Waqti Walba Meel Walba Iyo Xaalad Walab ay Ciidamda Ethiopianka Kula dagaalamayaan.

Waxaana uu si Gaar ah Uga digay dadka Somalida ah ee Biyaha Iyo Raashiinka u qaada Ethiopianka Isagaa Sheegay in ay Talaabo adag Ka Qaadi Doonaan.

Sh C/laahi Farey Waxaa kale oo uu sheegay in Sababata ay dadka ugu Amrayaan in ay ka guuraan Magaalada ay Tahay Sidii loga Hortagi lahaa In Ethiopianka Waxyeelo Iyo Ficilo Aargudasho aysan kula dhaqaaqin Dadka Rayidka Sida Xiliyo Badan Dhacday .

Ciidamada Ethiopianka ayaa Sinaba uga Maarin in ay soo galaan Gudaha Magaalada Mar hadii ay doonayaa in ay helaan Biyo Iyo Raashiin Xoogaga Diidan Joogitaankoodana ay diyaar u yihiin in ay la dagaalamaan

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)