News from Somalia in Somali |
Wasaradda Gaashaandhiga Dowladda Itoobiya oo war ka soo saaratay dagaaladii ka dhacay Gobolada Dhaexe

Muqdisho, Jimco, July 04 2008 SMC“
Dowladda Itoobiya ayaa war ay ka soo saartay dagaalkii ay kooxaha ka soo horjeeda kula gashay deegaano ka mid ah Gobolada dhexe ku sheegatay inay guulo ka gaartay, islamarkaana ay kooxahaas ka dishay 71-ka tirsan maleeshiyaadka Maxkamadaha.
Wasaarada G/Dhiga Dowladda Itoobiya Itoobiya oo uu warkaasi ka soo baxay ayaa lagu sheegay in dagaalkaasi dadka ay Itoobiya ka dishay kooxaha ka soo horjeeda ay ku jiraan Hogaamiyaal sar sare sida lagu sheegay warbixintaasi.
Sidoo kale warbixintaasi ka soo baxday Wasaaradda Gaashaandhiga Dowladda Itoobiya laguma sheegin, tirada ciidamada Itoobiya looga dilay dagaalkaasi iyo qasaaraha ka soo gaaray intaba.
Dhinaca kale Saraakiil u hadashay dhinaca Maxkamadaha ayaa lagu sheegay inay jab weyn geysteen ciidamada Itoobiyaanka, waxaana lagu sheegay warbixintaasi in gawaari dagaal iyo ciidamo fara badan looga laayay Ciidamada Itoobiyaanka.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|