Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Qarax Sababay Dhimashada Dad Rayid ah oo Maanta ka dhacay Magaalada B/Weyne ee Gobolka Hiiraan

Muqdisho, Jimco, July 04 2008 SMC     

Qarax aad u weyn oo dhawaqiisa oo dhawaqiisa laga Maqlay Guud ahaan Magaalada B/Weyne ayaa Aroornimadii Hore ee Maanta oo Jimco ah Ka dhacay Meel u dhow Ajabka Hiiraan ee Magaalada B/Weyne.

Laba Gabadhood oo Dul Taagnaa Goobata ay ku aasneed Miinadaas ayaa ku Dhintay Ka dib markii ay Qaraxday Miinadaasi, waxaana qaraxaasi la sheegay in laga maqlayay deegaano dhowr ah.

Dad Goob Joog ahaa Xiliga Qaraxaas dhacayay ayaa Warbaahinta Somaliweyn u Sheegay in Labada Gabar oo kaliya ay waxyeeladu gaarsiisay, islamarkaana ay goobtaasi isugu yimaadeen dad fara badan.

Waxaa la aaminsanyahay Miinadaasi ay aheed Mid la doonayay in lala Eegto Ciidamada Dawlada Ethoipia oo Maanta laga yaabo in Magaalada B/Weyne ay galaan Ka dib markii ay Maalintii shalay dib ay ugu soo laabteen Saldhigooda Janta Kuwindisho ee Duleedka Bari Magaaladaasi.

Dhanka kale waxaa Dab la qabadsiyay oo Gabi ahaanba la gubay Gaari Nooca Biiyaha Dhaamiya oo u shaqeynayay Ciidamada Ethiopia ee Saldhiga ku Leh Degaanka Janta Kuwindisho

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)