News from Somalia in Somali |
Kooxo Hubaysan oo xalay Bambooyin ku weeraray Hotel Madiina ee Degmada Xamar Jajab ee Magaalada Muqdisho

Muqdisho, Jimco, July 04 2008 SMC“
Waxaa xalay xiligii salaada Cishaha Bambooyin lagu weeraray Hoteel Madiina oo ku yaal degmada Xamar Jajab ee Magaalada Muqdisho, iyadoo dhawaqa Bambooyinkaasi ay ahaayeen kuwo laga maqlayay xaafadaha ku dhow dhow.
Maamulaha Hotelka Madiina ayaa sheegay in laba Bam lagu soo weeraray Hotelka uu madaxda ka yahay, iyadoo uu sheegay in ilaalada Hoteelkaasi ay u suurta gashay inay iska caabiyaan kooxihii soo weraray.
Rasaas xoogan ayaa laga maqlayay deegaanada ka ag dhow, iyadoo wax qasaare ah aysan rasaastaas geysan, waxaana xiligii rasaasta dhacaysay halkaasi yimid ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo difaax ka galay hareeraha Hotelkaasi.
Weerarda kooxaha hubaysan ay qaadayaan ayaa todobadyadii ugu dambeeyay ku soo badanaayay magaalada Muqdisho, waxaana sidoo kale Magaalada Muqdisho ka sii darayay ammaankeeda, iyadoo falal isugu jira dhac iyo dilalba ay ka geysanayaan kooxo ku libisan dareyska ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|