News from Somalia in Somali |
Werar Hoobiyaal ah oo saakay aroortii lagu qaaday garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho xilli uu soo dagayay Madaxweynaha Dowladda KMG ah

Muqdisho, Jim, July 04 2008 SMC“
Waxaa saakay aroortii weerar Hoobiyaal ah lagu qadaay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde Airport, iyafoo xiligaasi lagu waday inuu halkaasi ka soo dago Madaxweynaha Dowladda KMG ah C/Laahi Yuusuf Axmed.
Weerarka garoonka ayaa la sheegay inay ridayeen kooxaha ka soo horjeeda Dowladda KMG ah, iyadoo la sheegay in qaar ka mid ah madaafiicdii la ridaayay inay dhowr Madaafiic ay ku dhacen Gudaha garoonka.Madaafiic lagu weeraray Garoonka ayaa sida la sheegay sababtay dhimasho iyo dhaawac, waxaana Madaafiicdaas qaarkood oo aan gaarin Garoonka ay dishay dad rayid ah.
.
Kooxaha ka soo horjeeda Dowladda KMG iyo joogitaanka Ciidamada Itoobiyaanka ayaa Madaafiic xooggan la beegsaday xilli uu Madaxweynaha Dowladda KMG ah C/laahi Yuusuf Axmad uu ka soo dagaayay Garoonkaasi, iyadoo xiligaasi ay caadi u socdeen Howlihii Garoonka, balse markii ay ku soo dheceen Madaafiic hoobiyaal ah ayaa gaabis ku yimid habsami u socodka howlaha Garoonka.
.
Dhinaca kale lama sheegi karo sababta loo duqeyey maanta Garoonka diyaaradaha,xilli shir dib u heshiisiin ah lagu soo gaaray labada dhinac ee Dowladda iyo kooxaha Mucaaradsan jiritaankeeda, balse waxaa caado noqotay weeraradan garoonka lagu qadayo xiliyada ay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya ka soo dagayso Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho.
Ma jirto ilaa iyo cid ka hadashay weerarkaas xoogan ee manta lagu qadaay Garoonka Doyaaradaha Muqdisho, iyadoo kooxaha ka soo horjeeda Dowladda KMG ah ay iyana ka hadlin dhacdadaaasi ayaa la sheegayaa in xaalada Garoonka ay hadda caadi ku soo noqotay oo socdaan Howlihii Garoonkaasi uu hayay.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|