News from Somalia in Somali |
Xaflad qalin jebin oo maanta ka dhacday Dugsiga Imaam Axmed ee Degmada X/weyne

Muqdisho, Khamiis, July 03 2008 SMC“
Xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay oo abaal marino lagu guddoonsiinayay Arday dhameysatay xifdinta quraanka kariimka iyo sidoo kale tartanka quraanka oo kasocday dugsigaasi.
Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qeybgalay marti sharaf iyo waalidiin fara badan oo halkaasi lagu casuumay, waxaana halkaasi ka hadlay waalidiintii kasoo qeybgashay qaarkood oo uu kamid ahaa Dr.Maxamed C/qaadir Maxamed oo horey u soo noqday mas'uul katirsan dowladihii dalka soo maray.
Wuxuu halkaasi ka jeediyay khudbad dhiiragelin ah oo uu ku dhiirageliyay dhammaan Bulshadii kasoo qeybgashay iyo waalidiintii kasoo qeybgashay in ay ku dadaalaan sidii ay ardaydooda wax u bari lahaayeen iyo sidii ay gacanta ugu sii qaban lahaayeen da'yarta soo koreysa si ay wax u bartaan.
Sidoo kale waxaa halkaasi ka hadlay Maamulaha Dugsi quraanka Imaam Axmed Ibnu Xanbal, Sheekh Maxamuud Khaliif Mahdi wuxuuna sheegay in dufcaddani ay tahay kii Todobaad oo ka qelin jebiya Dugsiga, wuxuuna intaasi ku daray in tiro intaa kabadan oo gaaraya Boqol iyo wax lajira ay horey dugsiga uga qalin jebiyeen.
Ugu dambeyntii waxa uu ugu baaqay Bulshada in ay wax bartaan isla markaasina ay ku dadaalaan tacliinta oo aysan qaadin dhalinyarada waxa iminka kasoconaya wadanka oo dhaqan xumida ah.
Ardaydii ka qelin jebisay ee hadiyadaha la guddoonsiiyay ayaa waxaa ay kala mid ahaayeen :-
Abuubakar Maxamed C/qadir
Zakariye Macallin Aweys
C/waduud Xasan Aweys
Maxamed Macallin Aweys
Ceyrdaruus Maxamed Saciid
Yaasiin Maxamed Caddow
Cumar Maxamed C/qaadir
C/llaahi Cusmaan Xaaji
Maxamed Cali Xaaji (Shiikha)
Maxamed Anwar C/qaadir
Naziila Cali Xaaji
Saara Anwar C/qaadir
Faa'iza Cali Xaaji
Xafladda waxa ay kusoo gaba gabowday si wanaagsan iyadoo kazoo qeybngaleyaashana ay si aad ah ugu mahadceliyeen macallimiinta oo ay ku tilmaameen halgamaayeyaal ka shaqeynaya sidii ubadka Soomaaliyeed ay u soo saari lahaayeen.








Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|