Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Kaalmo lacageed gaaraysa $ 3600 oo ay soo direen jaaliyadaha ku nool dalalka kanada, ingiriiska, swezerland, iyo jarmalka

Muqdisho, Khamiis, July 03 2008 SMC     

Kaalmo lacageed gaaraysa $ 3600 oo ay soo direen jaaliyadaha ku nool dalalka kanada, ingiriiska, swezerland, iyo jarmalka oo la gaarsiiyey qaar ka mid ah kaamamka dadka guryahoodii ka barakacay.

Garagaarkaan lacageed ayaa wuxuu kala ahaa sidaan $1700 oo loogu talagalay in $500 loogu qeybiyo dadka ku tabaaleysan banaanka magaalda Muqdisho halka $1200 loogu talagalay in mushaar ahaan lo siiyo macalimiin scoholada u dhigi jirtay arday qaar ka mid ah aradaydii ka barakacday Magaalada Muqdisho si bay yiraahdeen logo mashquuliyo wax barasho taas oo looga hortagayo in ay ku biiraan malleeshiyaadka hubeysan ee ka qeyb qaadanayo qalalaasaha dalka ka jira

Deeqdaan lacageed ayaa dadkii soo dhiibay qaarkood ay ahaayeen jaaliyada somaliyeed eek u dhaqan dalka Swaziland oo ay madax u tahay leylo kanyare dhamaan dadkii la gaarsiiyey ayaa u mahad celiyey jaaliyadihii sida sharafta leh isaga soo uruuriyey

Kaalmada maanta la qaybiyey ayaa waxaa qaybka mid ah soo direy urur ay bahoobeen qaar ka mid ah jaaliyadda ingiriiska oo lagu magacaabo Gargaar foundation waxayna u soo marsiiyeen Muuse Maxamuud jiisow oo suurta galieyey in la garisiiyo kumanaan barakacayaal ah kuna nool duleedka iyo gudaha malaagala maqdisho deeqdaan ayaa shaqsiyadkii iska soo uruuriyey waxay soo wakiisheen Axmed Cabdi Cismaan, waxaana ay iska soo aruuriyeen lacag gaareysa 1000 $us ah, waxaan ka xusi karnaa gabdhaha kala ah faadumo cabdi cismaaniyo( Faay Cabdi )iyo Jaalkeeda Xabiibo Cabdi oo dagan London gaar ahaan halka lagu magacaabo lord group
Deeqdan la gaarsiiyey qoysaska ka barakacay guryahoodii kuwaas oo hadda ku nool bannaanka magaaladda muqdisho.

kaalmada lacageed oo ay ku soo yabooheen jaaliyadaha soomaaliyeed ee ku kala dhaqan wadamada ingiriiska,Jarmalka,Swezerland, iyo kanada ayaa waxaa ay dhameyd 3600$ ah waxaana la kala gaarsiiyey goobo badan oo ay ka mid ahaayeen baracayaasha ku kala nool kaamamka Djabouti oo ku yaala xaafadda buulo xuubeey, kaamka KM 5, kaamka Alle suge oo ku yaala km 20, kaamka Madbacadda oo ku yaala km 14, Xaafadda T,da 5 kam oo ku taala, deegaanka dayniile, macalimiintii wax ka dhigi jirey Schoolada laga barakacay ee magaalada muqdisho iyo ardaydoodii, si loogu dhiiri gaaliyo ineey dadaalkii xagga wax barashada ay halkooda ka ambaqaadaan,

sidoo kale qaar ka mid ah deeq gaarayso $1000 ayaa waxaa lagu soo hagajiyey marwo Caasho cusmaan Ugaas ‘Caasho shaacuur’ waxaana soo direy jaaliyadda soomaalida ee ku nool dalka jarmarlka gabdho ay ka mid yihiinwaxaana ay soo wakiisheen xaawo luul gaafoow sidoo kal jaaliyadda swezerland ayaa iyagana waxa ay ku soo hagaajiyeen, marwo caasho cismaan shaacuur, oo isagu dartey mahadcelin iyo duco iyo amaan aan la soo koobi Karin,

dadkan la gaarsiiyey ayaa ahaa dad u baahnaa kaalmo biniadannimo mar haddii ay la daalaadhacayeen daruufo isbiirsaday sida gaajo, cuduro, dhaawacyo aan helin daawooyin ku haboon, caruur iyo habeen wayeelo ah, kuwaasoo qaarkood ay wateen asaay dhawaan gal ah, si kastaba ha ahaateee dadka loo qaybiyey ayaa aad ugu ducaynayey dadka walaalahood ah ee deeqday u fidiyey,

Maxamed cabdi iligeey oo ah nin cuuryaan ah, wax badana ka yaqaanaa diinta islaamka ayaa ka mid ahaa dadka manta ay gaartey deeqdani, waxaana uu u duceeyey dadkii deeqday soo direy, laba gacmood waxaa wanaagsan tan sarreysa, waxaana gacmahii noo soo direy ilaah uga tuugeynaa ineeysan cadaw arag iyowax dhiba, waxa ay soo direena inuu ilaah ugu badalo wax ka qayr badan, sidaas waxaa yiri Maxamed Cabdi Iligeey,

Sidoo kale foos maxamed isaaq oo ah gabar soomaaliyeed mudana la il darnayd shil gaari ayaa oo kol hore ka dhacay baar ubax taasoo ay ka dhaxashay jabjab iyo burbur sababay nafoobid, xilligaasoo darawalkii gaariga waday u isaga cararay taasoo an haysan wax daryeel ah ama daawo ah

Deeqdii manta oo ahayd mid meelo kala duwan laga qaybiyey waxaa ka mid ahaa haweeney ay biyo ka qaadeen laba caruur ah oo ay dhashay, isla markaana ah cuuryaan ah taasoo ku socota qoryo, waxaana la siyey lacag dhan 100$ ah.

Sidoo kale waxaa isna lacag dhan 150$ ah la siiyey oday soomaaliyeed oo dhul yaal ah oo lagu magacaabo aadan cismaan cabdiraxmaan. Si kastaba ha ahaatee deeqdan la gaarsiyey dadkii u baahnaa oo dhamaantoood ka mahadceliyey ayaa waxaa ay ku dhamaatey si wanaagsan oo Alle ka raali yahay.




Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)