Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Maamulka Gobolka Banaadir oo Hey’adda WFP ka codsaday inay dayactir ku samayso Kawaanka Gawraca Hilibka ee Degmadda C/Casiis

Muqdisho, Khamiis, July 03 2008 SMC     

Kormeer gaaban oo ay manta ku tageen Xarunta Kawaanka Gawraca Hilibka ee degmadda C/Casiis ee magaaladda Muqdisho ku-xegeenadda Duqa Magaaladda Muqdisho ee xagga arimha Bulshadda iyo Hawlaha guud maxaed cusmaan dhagaxtuur iyo cumar Aween Nuur dacas aye ugu kuur galeen xaaladda uu xiligaan ku sugan yahay kawaanka gowraca Hilibka ee degmdaasi iyo waxaa uu u baahan yahay in laga qabto.

Kuxegeenadda duqa magaaladda Muqdishoee xagga arimha bulshadda iyo Hawlaha guud waxay si weeyn ugu kuur galeen dhibaatooyinka bur bureed ee soo gaaray kawaanka iyo sida wax loogaga qabban karro , haday noqon laheeyd dib u dayactir iyo weliba in loo raro goob cusub ee kaga haboon halka uu kuyaalla xiligaan oo ah goob aanan ku wanaagsaneeyd mar haddii uusan aheeyn sidii horay loogu talagalay, hadey noqon laheyd dhinaca nadaafadda iyo hawlaha haatan uu qabto oo ah gawraca xoolaha .

Shir ja-raaid oo ay xarunta kawaanka ku qabteen masuuliyiintaas ayeey kaga codadeen cidkasta oo ka damqaneysa dhibaatadda ka jirta haatan gudaha kacwaankaasi in ay gacan ka geysato sidii wa looga qaban lahaa

Masuuliyiintaasi waxaa kaloo ay sheegeen in kawaankaasi maalin kasta lagu gawraco 100 iaa 150 neef oo xoolo ah isuguna jira lo. Ari. Iyo gel intaba , waxayna si gaar ah uga codsaden hay-adda WFB in ay gacan ka geeysatto maadama ayeey yitaahdeen in hay.adaasi ay tahay tan kaliya ee gobolka banaadir wax kala qabata ayna ka dhexeyso wax wada qabsi

Kawaanka gawraca ee xoolaha ayaa haatan waaa uu yahay mid a ka muuqdaan bu bur baaxad leh iyadoo aanan 18kii sanno ee ugu dambeeyayna aanan wax laqa qaban , halka kuwa yar yare e ku aalla suuqyadda degmooyinka goboka banaadir guud ahaantood la dayactiraym haatan ay yihiin kuwo ka qeeb qaata hawlaha suuqyadda.

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)