News from Somalia in Somali |
Degmadda shangaani oo maanta laga Hergeliyay Ceelal Biyood gaaraya Lix Ceel ah

Muqdisho, Khamiis, July 03 2008 SMC“
Lix ceelal Biyood oo ah kuwo ay degmadda Shangaani ee magaaladda Muqdisho ka hergelisay Hay-adda SACID ayaa manta si rasmi ah loogaga furay degmadaasi ee magaaladda Mugdisho.
Mashruucaan ceelalka Biyood ah waxaa Fulisay Hay-adda wadaniga ah ee SACID waxaana ay iska kaashadeen Hay-adood oo kala ah UNDB, UNHCR, UROBIAN COMITION ayaa waxaa loogu tala galay in ay ka faa-iideystaan Bulshadda Soomaaliyeed eek u dhaqan degmooyinka Gobolka Banaadir.
Xaflad Balaaran oo ay soo qaban qaabiyen Maaulka Degmadda Shangaani ayna ka qeeyb galeen Masuuliyiinta ka kala socotay maamulka Gobolka Banaadir iyo Hya-adda SACID iyo marti sharaf kale ayaa manta lagu qabtay arunta Degmadaasi ee magaaladda Mugdisho.
Xafladaan oo xariga loogaga jaraayay ayaa waxaa xariga ka jaray Kuegeenadda Duqa magaaladda Mugdisho,xagga arimaha bulshadda iyo Hawlaha guud Maxamed Cusmaan Dhagaxtuur iyo Cumar Aweeys Nuur Dacas.
Hadal kooban oo uu ka jeediyay md Dhagaxtuur ayuu ugu horeyn u mahadcelyay Ha-adda SAACUD iyo kuwii gacanta sii yay ee suurageliyay Qodista lixdaan ceelal biyood , isagoo uga mahad celiyay dadaalka ay muujisay hay-adda saacid oo kaashaneysa Hay-adaha kale ee qaramadda midoobat, waaana uu xuusay in asan lixdaan oo kaliya dabooli Karin baahidda loo qabo in la hello biyo ay cabaan bulshadda , waaana uu ka codsaday hay-addahaasi in ay gaarsiiyaan 16ka degmo ee gobolka banaadir oo uu sheegay in ay ka jirto biyo la,aan ba,an.
Munaasabadaasi lagu furayay ceelshaasi biyood ayaa sidoo kale waaa ka hadlay masuul ka tirsan Hay-adda Saacid Yuusuf Maxamed Babdulle iyo Cabdulaahi Maxamed Xaydar Colaad, kuwaas oo sheegayin a ku dadaali doonaan sidii ay u sii kordhin lahaayeen in ay bulshadda soomaaliyeed ka haqabtiraan dhinaca biyaha waayna dadweeynaha ka codsadeen in a dhaqaaleeyaan ceelasha biyaha si aysan u dhcin burbur iyo biyo la.aan soo wajahdda dadka.
Magaaladda Muqdishoayaa waxaa ka jira biyo laaan baahsan m taas oo welwel ku haysa shacbiga soomaaliyeed waxaana jira degmooyin ka mid ah gobolka banaadir oo aanan si wanaagsan loogaga helin biyo , iyadoo nolosha dadkana ay ku xerantahay biyaha si toos ah iyo si dadban intaba.


Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|