News from Somalia in Somali |
Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Sh/Hoose oo shaaca ka qadaay inay adkayn doonaan Ammaanka Hey'adaha samafalka ee Gobolkaasi ka howlgala

Muqdisho, Khamiis, July 03 2008 SMC“
Cali Ganay Taliyaha Ciidamda Booliska Gobolka Sh/hoose oo u waramayay Idacdda Somaliweyn ayaa sheegay inay jiraan in xubno ka tirsan Hey'adaha Samafalka laga afduubtay deegaano ka mid ah Gobolka Sh/hoose.
"Waxaan ku dadaali doonaa sidii ammaanka saraakiisha Hey'adaha Samafalka u adkeyn lahayn, waxaana u sheegaynaa inay meel kasta oo ay aadayaan Hey'adahaasi inay la socodsiiyaan saraakiisha amniga ee Gobolka" ayuu yiri Cali Ganay Taliyaha Ciidamda Booliska Gobolka Sh/hoose.
Sidoo kale taliye Cali Ganey waxa uu sheegay in xubnaha Hey'adaha samafalka ah ee laga afduubtay Gobolka Sh/hoose dhamaantoodba loo afduubtay Gobolka Banaadir, "Waxaa naqaan dadkaasi meelaha la geeyay ee lagu hayo" ayuu yiri taliye Cali Ganay oo sheegay inuu gobolkeeda nabdoon yahay.
Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Sh/hoose waxa uu sheegay inay si buuxda u adkayn doonaan nabadgelyada gobolkaasi, isagoo sheegay inay sidoo kale la socon dhaq dhaqaaqa Hey'adaha Samafalka.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|