Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Mid ka mid ah gudoomiye ku xigeenada Golaha Shuurada Golihii Maxaakiimta Islaamka iyo saraakiil kale oo muhiim ah oo la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen dagaalkii Matabaan

Muqdisho, Khamiis, July 03 2008 SMC     

Mid ka mid ah gudoomiye ku xigeenada Golaha Shuurada Golihii Maxaakiimta Islaamka iyo saraakiil kale oo muhiim ah oo la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen dagaalkii ay Matabaan kula galeen Ciidamada Itoobiyaanka

Waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo la xiriira qasaarihii dagalkii ka dhacay Matabaan, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac fara badan oo soo kala gaaray labada dhinac.

Wararkii ugu danbeeyay ee ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa xaqiijinaaya in dagaalkii ka dhacay maalintii Talaadada ahayd degmada Matabaan ee dhaxmaray ciidamada Itoobiyaanka ah iyo kuwa kooxaha ka soo horjeeda ay ka dhinteen labada dhinac tiiro dhowr ah, iyadoo dhinaca xoogagii maxkamadaha ee dagaalkaas galay ay kaga dhinteen saraakiil sar sare oo uu ka mid yahay gudoomiye ku xigeenada Golaha Shuurada e Golihii Maxaakiimta Islaamka Proff Cabdulahi Cali Afrax (ASPARO) iyo saraakiil kale oo muhiim ah ilaa iyo hadda inta la og yahay.

Maxkamadaha Islaamiga oo dagaalkaasi ku lug lahaa ayaa waxay markii ugu horeysay ka hadleen khasaaraha dagaalkaasi ka dhashay, gaar ahaan kuwa iyaga gaaray, iyadoo Sheekh C/raxiim Ciise Cadow uu u sheegay Bogga Internetka ee Al-Jazeera.net in saraakiil ka tirsan maxaakimta ay ku dhinteen dagaalkaasi.

Dhinaca kale dagaalkaasi ayaa waxa uu jab weyn ka soo gaaray dhinaca Ciidamada Itoobiyaanka, iyadoo gawaari dagaal oo dhowr ah laga gunay ciidamada Itoobiyaanka ah, ilamarkaana ay dagaalkaasi uga dhimteen akar dhowr ah oo aan la xaqiijin inta ay la eg yihiin tiradooda.

Isku soo duub dagaalkaasi ayaa ah kii ugu qaraaraa oo dhexmara inta la og yahay ciidamada maxkamadaha Islaamka iyo kuwa Dowladda KMG ah, wuxuuna dagaalkaasi sababay in dad badan oo rayid ah ay ka qaxaan deegaanadooda.

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)