News from Somalia in Somali |
Dalka Ruwanda oo shaaciyay inay ka qeyb qaadanayaan howlaha ay ka hayaan Ciidamada naabd ilaalinta AMISOM gudaha dalka Soomaaliya

Muqdisho, Khamiis, July 03 2008 SMC“
Sarkaal sare oo ka mid ah ciidamada dalka Ruwanda oo u waraamayay Wakaaladda wararka AFP ayaa shaaca ka qaaday inay ciidamo ka socda Dalka Ruwanda ay tagi doonaan dalka Soomaaliya.
Sarkaalkaasi oo lagu magacaabo Jill ayaa shaaca ka qaaday in go’aanka ciidamada loogu diraayo dalka Soomaaliya la gaarayo lagaari doono dhamaadka sanadka 2008-da, waxeyna tani ka dhigaysa in ciidamada Nabad ilaalineed ee ka socda Midowga Afrika ay yihiin kuwo lagu wado inay soo dhamaystirmaan dhamaadka Sanadkaan intooda badan, iyadoo Taliska sare ee Ciidamada Ruwanda shaaciyaan inay ciidamadoodu tagayaan dalka Soomaaliya.
Ururka Midowga Africa ayaa dalka Soomaaliya waxaa ka jooga ciidamo tiradoodu gaarayso 2,600 oo Askari, iyadoo Ururka Midowga Afrika uu horay u sheegay inay Soomaaliya u dirayaan Ciidamo tiradooda lagu sheegay 8,kun oo askari, kuwaasoo aan weli u muuqda kuwo xittaa aan kala bar ka joogin dalka Soomaalia.
Ruwanda ayaa ku faantay in ciidamadeedu yihiin kuwo heysta tabar wanaagsan oo lixaad leh,waxeyna shaaciyeen inay ka qeyb qaadanayaan howlaha nabad ilaalineed ee ciidamada Midowga Afrika ka wadaan gudaha Soomaaliya.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|