News from Somalia in Somali |
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo ka hadlay Ganacsade caan ahaa oo lagu dilay Isgoyska Bakaaraha Magaalada Muqdisho

Muqdisho, Khamiis, July 03 2008 SMC“
Allaha u Naxariistee waxaa shalay gelinkii dambe lagu dilay Isgoyska Bakaaraha Ganacsade caan ah oo lagu magacaabi jiray , C/Kariin Sheekh Ibraahim , isagoo wata gaarigiisa ayaa kooxo hubaysan ku horgooyeen gaari, halkaasi oo lagu dilay ganacsadahaasi.
Ganacsadahaasi ayaa waxaa lagu xasuustaa inuu gacanta ku hayay caruur fara badan oo agoon ah, gaar ahaan agoontii ay wax siin jirtay Hey'adda Al-Xaramayn , kuwaas oo tiradoodu ahayd 1060-agoon ah oo qaarkood dhiganayay Dugsiga Sare.
Ganacsade C/Kariim ayaa la sheegay in lagu dilay halkii horay loogu dilay Afhayeenkii Midowga Ganacsatada Gobolka Banaadir Marxuum Cabaas Maxamed Ducaale, waxaana ganacsadaha la dilay la sheegay in kooxihii dilkiisa ka dambeeyay lagu dilay ay ka soo raaceen Suuqa Bakaaraha Gudihiisa.
Afhayeenka ciidamada Booliska C/laahi Xasan Bariise ayaa sheegay in dilka ganacsadahaasi ay ka dambeeyeen kuwo caadeystay inay dilaan dadka wax u taraya Shacabka Soomaaliyeed, "Dulmi ayaa lagu dilay, Shacabka hadii uu gacan siiyo Dowladda wax badan ayaa ka qabsoomaya arrimaha nabadgelyada" ayuu yiri Afhayeenka ciidamada Booliska C/laahi Xasan Bariise.
Sidoo kale Afhayeenku waxa uu sheegay in Booliska keligiisa uusan waxba ka qaban Karin nabadgelyada Magaalada, "Ha iska daayo shacabka Kilkilada uu ku sito Abeesooyinka" ayuu yiri afhayeenka Ciidamada Booliska Dowladda KMG ah.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|