Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Dowladda Yemen oo si buuxda u cadeysay inay gacan ka geysanayso dib u Heshiisiinta la doonayo in laga dhex sameeyo Soomalida

Muqdisho, Arbaco, July 02 2008 SMC     

Xukumadda Yemen ayaa si buuxda u cadeysay inay gacan lixaad leh ka geysanayso dib u heshiisiinta Soomaaliya, iyadoo sheegtay Yemen inay fududeyn doonto arrimahaas Dib u heshiisiinta ah ee laga dhex wado dhincyada Soomaliya.

Yemen ayaa warkaan ay soo saaratay ku cadeysay inay doonayso inay gacan ka geysato dadaalka dhanka nabadeed ah ee la doonayo in lagu kulansiiyo dhinacyada Soomaaliya, waxeyna si buuxda u cadeyso inay diyaar u tahay inay dalkeeda ku kulansiiso.

Sidoo kale Yemen oo ka hadlaysay waxyaabaha keenay dagaalada joogtada noqday ee ka aloosan Soomaaliya ayaa sheegtay inay taasi sabab u tahay ku loolanka awooda Siyaasadeed ee Soomaaliya

Dowladda Yemen oo ay dalkeeda ku sugan yihiin Soomaali farabadan, ayaa si buuxda u cadeysay in la doonayo in waqtigaan laga shaqeeyo sidii loo dhamayn lahaa xiisadaha ka taaagan Dalka Soomaaliya, waxeyna carabka ku adkaysay inay ka go'an tahay inay ku dadaasho sidii ay Soomaalidu ku heshiin lahayd.

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)