News from Somalia in Somali |
Hey'adda UNICEF oo ku baawday in Wax laga qabo xaaladda ka sii darays ee xaalada caruurta Soomaalida

Muqdisho, Arbaco, July 02 2008 SMC“
Hey'adda Badbaadada CaRuurta ee UNICEF ayaa soo saaratay warbixin ay kaga digayso Xaaladda Caruurta Soomaaliyeed, taas oo ay xaruntu sheegtay inay ka sii dareyso.
Hey'adda UNICEF waxay cadeysay in ay korortey 20% heeka nafaqo daro ee caruurta ku dhaqan Geeska Afrika, gaar ahaan dalka Soomaaliya, iyadoo xaaladaha adag ee caruurtaasi haysata ay u baahan tahay wax ka qabasho deg deg ah oo Beesha caalamku ku dhaqaaqo.
Hay’adu waxay kaga digtay in la qaado talaabo deg deg ah oo wax lagaga qabanaayo dhimashada ku imaanaysa caruurta Soomaalida ah, iyadoo uu warkaan soo saaray Agaasime Gobooleedka hay’ada UNICEF Mr Per EngebaK ayaa waxaa uu ku baaqayaa in la qaado talaabo deg deg ah oo looga hortagayo dhimashada xoogan ee ku imaanaysa caruurta ku nool gobolka geeska Afrika.
Agaasimaha ayaa waxa uu sheegay in haatan la gaaray xiligii loo baahnaa in wax laga qabto arinkaas si loo badbaadiyo nolosha caruurtaasi, iyadoo taas sabab looga dhigay abaaraha, colaadah, kor u kaca ku yimid cuntada iyo tamarta, taasi inay kieentay xaalad adag ee soo food saartay caruur fara badan iyo qoysaskoodii..
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|