News from Somalia in Somali |
Kooxo Hubaysan oo goor dhow askari ka tirsan Dowladda KMG ah ku Dilay Suuq labaad ee Soomaaliya Suuq Bacaad

Muqdisho, Arbaco, July 02 2008 SMC“
Waxaa Suuqa labaad ee Soomaaliya ugu weyn lagu dilay Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda KMG ah ee Soomaaliya, iyadoo dilaka Askarigaasi ay ka dambeeyeen kooxo Hubaysan.
Kooxaha dilka askarigaasi ka dambeeyay ayaa ku hubaysnaa Bastoolado, iyadoo askarigaasiuu waqtigaasi ku sugnaa gudaha Suuqa,iyadoo falkaasi lagu dilay askarigaasi ay iyaduna ku dhaawacantay haweynay hareer taagnayd askarigaasi, iyadoo dhaawaca Haeynaydaasi la dhigay Cusbitaalka Keysanay.
Dilalka loo gaysanaayo askarta Dowladda ayaa labadii Maamlmood ee ugu dambaysay soo badanaayay, iyadoo xalay iyana lagu dilay agagaarka Hoteel Laf weyn askari ka tirsan Ciidamada Dowladda, Kaas oo laga qaatay qori uu sitay.
Kooxaha Dilalka askarta dowladda ka dambeeya ayaa la sheegayaa inay gacan saar leeyihiin kooxaha kacdoonka ka wada dalka Soomaaliya, sidoo kale waxaa magaalada Muqdisho saaid ka noqday weerarada lagu qaado Fariisimada Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Afrikaanka ah ee ku sugan Magaalada Muqdisho.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|