News from Somalia in Somali |
Dowlada Kenya oo baaq ku aadan wax kaqabashada xaalada cakiran ee Soomaaliya u dirtay beesha caalamka

Muqdisho, Arbaco, July 02 2008 SMC“
Wasiirka gaashaandhiga ee dowlada Kenya ninka lagu magacaabo Yuusuf Xaaji ayaa ugu baaqay beesha caalamka in wax laga qabto xaalada cakiran ee ka taagan wadanka Soomaaliya ee ay rabshadaha la dageen.
Mr;Yuusuf ayaa hadalkaasi ka sheegay kulan looga hadlayay wadashaqaynta wadamada Afrika oo ka dacay magaalada Nayroobi ee xarunta dalka Kenya kaaso oo uu diirada ku saaray sida ay beesha caalamku uga sii jeedo arimaha siyaasadeed ee haatan faraha looga gubanaayo ee ka aloosan wadanka ku yaala geeska Afrika ee Soomaaliya isla markaasina ay beesha caalamka looga baahan yahay inay taageerto.
Wasiirka gashaan dhiga ee dowlada Kenya ayaa intaasi ku daray in waxa ka dhacaaya wadanka soomaaliya ay xiligani yihiin wax laga xumaado isla markaasina ay tahay inaan faraha laga laaban xaalada aadanimo iyo mida nabad galyo ee haatan ka taagan wadanka Soomaaliya.
Yuusuf Xaaji waxaa uu beesha caalamka ka codsaday in taageero caalami ah lala gaaro umada Soomaaliyeed si loo badbaadiyo hambada ay dagaaladu reebeen ee ku dhibaataysan geedaha hoostooda gudaha wadanka soomaaliya.
Masuulkaasi u hadlay dowlada Kenya ayaa soo xigtay dadaalka ay beesha caalamku u gashay wadamo faro badan oo caalamka ah isla markaasina dhibaatooyin dagaal ka soo daalay lana xaliyay dhibaatooyinkaasi haatan looga baahan yahay wadamada caalamka inay door muuqda ka qaataan xaalada cakiran ee ka aloosan wadanka soomaaliya loona yeelo nidaam ku soo dabaala nabad galyo buuxda.
Masuulkaasi ayaa si gaar ah farta ugu fiiqay inuu xalka Soomaaliya ku jiro wadamada Maraykanka,Priten iyo Austraia isla markaasina looga baahan yahay inay ku cadaadiyaan dhinacyada Soomaalida sidii ay u dhisi lahaayeen nidaam dowladnimo oo ka shaqeeya wadanka Soomaalliya.
Waa masuulkii labaad oo ka ka tirsan dowlada Kenya isla markaasi mudo hal asbuuc ah u qaylo dhaamiya beesha caalamka sidii ay wax uga qaban lahayd arimaha Soomaaliya iyo sidii ay meesha uga saari lahaayeen xurgufta siyaasadeed ee soo jiitamaysay tan iyo sanadkii 1991 kii xiligaas oo meesha laga saaray dowladii dhexe ee dalka uu lahaa.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|