News from Somalia in Somali |
Shir Madaxeedkii Madaxda Afrika ee Magaalada Sharma Sheekh oo la soo gabagabeeyay

Muqdisho, Arbaco, July 02 2008 SMC“
Waxaa la soo gaba gabeeyay Shir madaxeedkii Qaaradda Afrika ee ka soconaayay Magaalada Sharma sheikh ee dalka Masar, iyadoo halkaasi laga soo saaray qodobo Muhiim ah.
Golaha Midowga afrika ayaa waxa uu go'aan ku gaaray in muddo Lix Bilood ah oo kale loo kordhiyo Ciidamada Afrikaanka ah ee nabad ilaalinta ku jooga Soomaaliya ee AMISOM.
Sidoo kale waxa uu Goluhu ka codsaday beesha Caalamka in ay Ciidamo u soo diraan Soomaaliya, si loogu badalo Ciidamada Itoopiyanka ee ku sugan gudaha Soomaaliya iyo in dalalka Afrikaanka ah ay ka qeyb qataan howlaha nabad ilaalinta ah ee Cidamada loogu dirayo Soomaaliya. .
Golaha Midowga Afrika wuxuu usoo jeediyay dhinacyada Soomaalida ah gaar ahaan Dowladda KMG ah iyo Isbahaysiga dib u xoreynta Soomaaliya in ay ilaaliyaan heshiishkii 9-kii bishii June ay ku gaareen Dalka Jabuuti.
Dhinaca kale Golaha Midowga Afrika wuxuu Cambaareyn dusha uga tuuray Dowladda Eritrea oo iyadu weerar ku qaaday dalka ay deriska la tahay ee Djibouti, iyadoo Eritrea loo soo jeediyay inay ciidamadeeda sida ugu dhaqsiyaha ay uga baxdaa xadka kala dhaxeeya Jabuuti.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|