News from Somalia in Somali |
Safiirka Soomaaliya u Fadhiya Dalaka Tanzania Jen. Cali Madoobe oo sheegay in uu dalkaasi kala hadlay Tahriibayaal Soomaaliyeed oo ku jira Xabsiyada Dalkaasi

Muqdisho, Arbaco, July 02 2008 SMC“
Jen Cali Maxamed Xasan (Cali Madoobe) sfiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania ayaa shaaca ka qaaday in doladda Tanzania uu kala hadlay sidii loo sii dayn lahaa tahriibyaashaas Soomaaliyeed ee ku xir xiran dalkaasi.
"Xabsiyada dalka Tanzania waxaa ku jira Dhalin yaro Soomaaliyeed oo qalad loo soo shegay ah inay dalkaasi ka baxayaan, waxaana Dowladda Tanzania kala hadlay sidii loo sii dayn lahaa Soomaalidaasi xbsigeeda ku jirta" ayuu yiri Jen Cali Madoobe.
Genaalka waxa uu sheegay in Dowladda Tanzania ay shaaca ka qaaday inay diyaar u yihiin inay sii daayan Soomalida Xabsiyadeeda ku jira, balse aysan hayn dhaqaalihii lagu daadgurayn lahaa ddkaasi Sioomaaliyeed.
Safiirka Soomaaliya ee dalka Tanzania fadhigiisu yahay ayaa sheegay inaysan waxba ka jirin in dhibaato ku hayso xabsiyada dalkaasi Soomalida ku jirta, wuxuuna sheegay inuu isagu booqday xabsiyada ay ku jiraan Soomaalida.
"Dowladda KMG ah waa la socosiinay arrimaha Soomaalidaasi xir xiran, Xattaa Hey'adaha ICRC, UNHCR iyo kuwo kale ayaan kala hadlay sidii ay Soomaalidaasi dib ugu celin lahaa Dalkooda" ayuu yiri Jen Cali Maxamed Xasan (Cali Madoobe) sfiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|