News from Somalia in Somali |
Maraykanka oo sheegay Inay Itoobiya kala Shaqaynayso sidii Nabad loogu soo dabaali lahaa Dalka Soomaaliya

Muqdisho, Arbaco, July 02 2008 SMC“
Safiirka Mareykanka u fadhiya Dalka Itoobiya Donald Yamamutu ayaa shir Jaraa'id oo uu ku qabtay xaruntiisa safaaradda ayaa dalka Itoobiya ku amaanay kaalinta nabad ilaalineed ee ay uga jirto dalalka Afrika gaar ahaan wadamada Geeska Afrika, wuxuuna safiirka Maraykanku sheegay inay tahay Itoobiya wadanka labaad ee Afrika ee ka qeyb qaata geynta Ciidamada Nabad ilaalineed wadamada ay Colaaduhu ka jiraan.
Safiirku waxa uu sheegay in dowladda Mareykanka ay kala shaqeenayso dowladda Itoobiya sidii nabad loogu soo dabaali lahaa dalka Soomaaliya ayna uga qabsoomi lahaayeen doorashooyin xor ah sanadda 2009-ka xiligaas oo la iclaamiyay in la qabto doorashadaasi..
"Ciidamada Itoobiya ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya waxey yihiin kuwo ka qeyb qaata Nabad ku soo dabaalida dalka Soomaaliya" ayuu yiri Safiirka Mareykanka u fadhiya Dalka Itoobiya Donald Yamamutu.
Safiirku waxa uu sheegay In Dowladda Itoobiya hadii aysan Ethiopia sidaas aysan sameyna ay amaankeeda uu Qatar kujiri lahaa, wuxuuna shaaca ka qaaday in Dowladda Mareykanka si weyn ugu bogaadinayso dadaalka nabadeed ay Soomaliya ka wado..
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|