News from Somalia in Somali |
Guddoomiyihii Maxkamada Madaniga ee Magaalada Jowhar ee Gobolka Sh/Dhexe oo iska casilay xilkiisa

Muqdisho, Arbaco, July 02 2008 SMC“
Sheekh Maxamuud Axmed Xuseen Guddoomiyahii Maxkamada Madiniga degmada Jowhar ee gobolka shabeelaha dhexe ayaa iska casilay xilkaasi kadib markii mudo bil ah uu hayay jagadaasi.
Guddoomiyahii Maxkamada Madiniga degmada Jowhar ee gobolka shabeelaha dhexe ayaa iscasilaadiisa ku dhawaaqay, waxana uu istiqaaladiisa u gudbiyay gudiga Madiniga ee degmada Jowhar, iyadoo is casilaadiisa timid kadib markii uu gudan waayay waajibaadkiisa ku aadan Ciidamada Madaniga..
Sheekh Maxamuud Jilcanay ayaa muddo bil ka hor waxaa xilka umagacaabay maamulka madaniga ee Magalaada Jowhar oo ay sameeyeen saraakiil ka tirsan ciidamada Maxkamadaha islaamka ee Soomaaliya.
Waa masuulkii ugu horeeyay ee iska casila xilka uu ka hayay magaalad Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ee ay u magacaabeen Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed, mana jirto wax hadal oo ka soo baxay Guddoomiyaha gudiga Madaniga ee degmada Jowhar sheikh Muuse Cumar Cabdi ayaan wali faah faahin ka bixin arrintaas.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|