News from Somalia in Somali |
Ciidamada Mariineska Jarmalka oo wata Markab Dagaal ayaa ka bilabay Xeebaha Soomaaliya dhaqdhaqaaq Xooggan

Muqdisho, Arbaco, July 02 2008 SMC“
Markab ka mid ah Maraakiibta Dagaalka dalka Jarmalka ayaa dhaq dhaqaq xooggan ka bilaabay xeebaha Dalka Soomaaliya, iyadoo dowladda Jarmalka ay shaaca ka qaaday in xeebaha soomaaliya uu ku sugan yahay markab dagaal oo ay leedahay oo lagu magacaabo Preman.
Dowladda Jarmailka ayaa sheegtay inuu markabkaasi diyaar u yahay inuu la dagaalamo waxa loo yaqaan argagaxisada caalamka, iyadoo dowladda jarmalka Sheegtay in markabkaasi uu wehlinayo markab kale oo aan la shaacin magaciisa.
Markabkaan ayaa la sheegay inay ku rekiban yihiin Gantaalo loo yaaqaan Torbido kuwaas oo wax ka duqeeya ilaa 150KM, iyadoo Jarmalku sheegay in horay xeebaha Soomaaliya u joogeen maraakiib kuwa dagaalka ah oo uu leeyahay kuwaas oo uu sheegay inay howshoodu ahayd in Usama Bin ladin iyo ururkiisa aysan u gudbin gudaha dalka Soomaaliya..
Sarkaal lagu magacaabo Fidman kana tirsan ciidanka Jarmalka ee geeska Africa ayaa cadeeyay in markabka Perman ay saaran yihiin 220 askari, kuwaas oo baritaano ku sameeya maraakiibta badda Soomaaliya mareysa, balse ilaa iyo hadda aysan jirin cid ama hub ay qabteen midna, wuxuuna Janaraalkaasi cadeeyay in ay tahay waxyaabaha ay doonayan iny gacnta ku dhigaanhub ama kooxo jihad doon ah oo ku sii jeeda geeska Africa , sidoo kale wuxuu sheegay sarklakaasi inay la socdan dhaq dhaqaaqa xeebaha dalkaYemen. .
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|