Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Wadanka Malaysia oo joojiyay isticmaalka bassaporkii hore ee Soomaalida

Malaysia Talaado, July 01 2008 SMC     

Wadanka Malaysia ayaa joojiyay isticmaalka baasabooradii hore ee Soomaaliya ka dib markii ugu yaraan dad soomaaliyeed oo gaaraya 21 qof laga celiyay airoporka magaalada Kuala Lampur ee wadanka Malaysia.

Dhalinyaro somalia oo ayagu soo galay gudaha magalada ayaa xaqiijiyay inay ku wargaliyeen imagarashinku inaysan gali karin wadanka haday wataan baasaboorkii hore ee Soomaaldda ama baasaboorka cagaarka, mid ka mida Soomaalidda soo gashay magaalda ayaa ii xaqiijiyay inuu asgu watay baasaboorka cusub ee ay dhawaan samaysay dowlada faderaalka ah.

Hadaba waxaa arintan walaac ka muujiyay arday soomaaliyeed oo sheegay inaysa xiligan awoodin inay si fudud ku helaan baasaboorka cusub ee Somalia.

Mid ka mida ardayda muda badan joogtay wadankan Malaysia ayaa sheegay in bilihii la soo dhaafay ay dowladu soomaalida il gaara ku haysay taasina waxaa sababay ayuu yiri Soomaalidda oo ku soo gala wadankan dalxiis isla markaana aysan mid koodna dib uga soo laaban wadanka.

Waxaan jooga malaysia 9sano waligay sidan soomaalida looma kantaroolin: sidaas waxaa yiri muxiyadiin cabdi warsame. mxiyadiin ayaa ku nuux nuuxsaday sidoo kale inuu ka cabsi qabo in gabi ahaanba lajoojiyo soo galitaanka somalida inta joogtana loogu baaqo inay ka baxaan.

Hadaba maxay noqon doontaa xaalada ardayda Somalida ah iyo go'aanka dowlada Malaysia?

Dhanka kalana waxaa arintan sii riixaya dad soomaaliyeed oo u soo qaxaya wadankani Malaysia maadaaba lagu imaan karo basaboorka Soomaaliga ah.

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)