News from Somalia in Somali |
In kabadan 26 ruux ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen dagaal manta ka dhacay degmada Matabaan

Muqdisho, Talaado, July 01 2008 SMC“
Goog joogayaal u waramayay wakaalada wararka ee AFP ayaa sheegay in ciidamadaasi oo ku safrayay wadada laamiga ah ee u dhaxaysa magaalooyinka Guriceel iyo Matabaan ay u galeen jidka xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeda joogitaankooda gudaha Soomaaliya iyadoo ay halkaasi ka dhalatay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Degmada Matabaan oo ah goobta uu dagaalku ka dhacay manta ayaa u jirta magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan wax ka yar 30 km iyadoo u jirta magaalada caasimada ah ee Muqdisho masaafo dhan 450 Km kagana began magaalada Muqdisho dhinaca waqooyi.
Xuseen Macalin Aaden oo ka mid ah duqowda magaalada Matabaan ayaa u sheegay AFP inuu arkay 18 mayd oo isugu jira dhinacyadii dirirtu ku dhexmaraysay degaanka Matabaan.
Oday dhaqameedkaasi ayaa intaasi ku daray in dadka dhintay ay kamid ahaayeen ilaa iyo 7 askari oo itoobiyaan ah oo uusheegay inuu indhahiisa ku soo arkay.
Dagaalkani ekeeyay gobolka Galgaduud ayaa la sheegay in tiradda dadka ku geeriyooday ay u badnaayeen dad rayid ahaa oo ay caruuri ugu badnaayeen iyadoo taas ay sii dheer tahay barakac baahsan oo ku yimid dadka rayid ka ah ee deganaam labadaasi magaalo.
Warar kale oo laga helaayo degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inay cidamada Itoobiya ay xalayto duqayn u gaysteen ceelasha magaaladaas biyaha siin jiray isla markaasina ay duqeeyeen dhor xarumo shirkadood oo magaaladaasi dhaqaalaheedu ku xirnaa.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|