Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Shir balaadhan oo maanta uga qabsoomay jaaliyada Somalilanf Kultur Förening magaalada Jonkoping ee dalka Sweden

Hargeysa, Talaado, July 01 2008 SMC     

Waxaa maanta shir balaadhan oo si fiican loo soo agaasimay ka dhacay xarunta jaaliyada Somaliland ee magaalada Jonkoping (yonshoping) ee cariga waqooyiga yurub ee wadanka Sweden. Shirkan oo la soo buuxiyey hoolka shirarka ee SKF waxaa ka soo qayb galay badanba xubnaha jaaliyada. Waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa ururada bulshada oo uu hormuud ka ahaa ururka TAYO.

Ayaado quraan ah kadib waxaa shirka bilaabay gudoomiyaha jaalida Mudane Hassan Abadir Hassan. Gudoomiyaha oo hadalkiisa ku bilaabay mahadnaq iyo araar khuseeyaha danaha gaarka ah ee jaaliyada. Qodobka ugu muhiimsana wuxu ahaa qorshe fududaynayaa sidii dhaqaalaha jaaliyada u soo xeroon laha. Iyadadoo runtii muhiimada shirku u ahaa dhaqaalaha ururka ayaa uu gudoomiyahu wuxuu balan qaaday in uu intii karaankiisa ah iyo isaga gudiduba aay dadaali doonaan hadii alleh idmo. Guud ahaan shirkoo ku bilaabmay shucuur fiican iyo kala danbayn aanaad moodo dadku in aay habkii ururada iyo wadashaqaynta bulshada aay soo fahmayaan. Waraysi gaabaan oo uu nasiiyey gudoomiiyaha jaaliyada ayaa isagoo muqaal ah aad uga daawan doontaan www.youtube.com/kaalaytv

Waxaa dood dheer halkaa laysku dhaafsaday, oo ku saabsanayd horumarinta jaaliyada mustaqbalka dhow iyo ka fogba laysla gartay in hore loo sii mariyo. Waxaa sida aay caadadu aay u tahay jaaliyada soomaalida meelkasta oo aay joogaan la wadaagayey araar iyo afkaarta caafimaadka qabta ee sida xorta ah laysu dhaafsanayey. Runtii waa mid aay ka soo midho dhaliyeen dhalinyardii hogaanka u ahayd jaaliyda sida fiicana u soo abaabulay. Waxaa aad loo qaadaa dhigay siday muhiimka u tahay in xidhiidhka maamulka iyo xubnaha u dhaxeeya la adkeeyo iyo guud ahaan inta aanay u suurtoobin in aay ka soo qaybgalaan shirarka bishii walba axada u danbaysay ka dhaca xarunta jaaliyada.

Waxaa halkaa warbixin gaaban ka soo jeediyey Mudane Mustafe Khabari waxyaabihii sanadkan u qabsoomay jaaliyada oo aay ka mid ahaayeen in la furay malcaamad iyo caruurtii oo iyana loo bilaabay sidii looga caawin lahaa casharada aay ku qaataan iskuulka. Sidoo kale waxaa aay hirgaliyeen xafladii dabaaldega 18 may ee 2008. Waxaa iyana jirta tababar kubada cagta oo aay qaatan dhalinyarada u ciyaarta magaalada wiiga hal mar. Sidoo kale waxa maamulka iyo dhalinyarada magaaladaba u qorshaysan sidii aay u qaban lahaayeen koobkii ciida ramadan. Sida la filayona uu ku beegmi doono bilowga bisha oktoober 2008.

Ugu danbayn wuxuu shirkii ku dhamaaday guul iyo rayrayn, waxaan loo balamay in shirkan shirkiisa laysugu iman doona axada u danbaysa bisha julay ee inahaysa.




Mustafe Ali Wadad

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)