News from Somalia in Somali |
Ururka dhalinyarada Soomaaliyeed ee Dabargowynta Qabyaalada iyo Hurumarinta Da,yarta Soomaaliyeed oo xusay Maalinta 1-da Luuliyo

Muqdisho, Talaado, July 01 2008 SMC“

Maalinta 1 da luulyo ayaa munaasabadeeda waxaa lagu qabtay dhowr goobood oo kamid ah magaalada Muqdisho taas oo ay isugu yimaadeen dad wayne aad u farobadan oo soomaali ah islamarkaasina u dabaal dagayay maalinta 1 da luulyo oo ah maalin ku qayn quluubta mushtamaca Soomaaliyeed.
Manta oo kale waxaa wadanka soomaaliya laga xusaa sanad guurada 1da luulyo oo ah maalin loo asteeyay maalintii ay israaceen labada gobol ee Soomaaliya gaarahaan waqooyi iyo koonfurba isla markaasina ay la saaray calanka quruxda badan ee Buluuga ah ee ay dhexda uga shabaysan tahay xidigta shanta gees leh.
Hadaba munaasabadasi 1da luulyo ayaa waxay ka dhacday qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho gaarahaan xarunta Fpens taas ooo ay soo agaasimeen ururka dhalinyarada Soomaaliyeed ee Dabargowynta Qabyaalada iyo Hurumarinta Da,yarta Soomaaliyeed kaas oo ay ka soo qayb galeen dad wayne Soomaliyeed oo isugu jira culima'udiin, Aqoonyahano Soomaaliyeed ururada Bulshada Rayidka ah iyo Fanaaniin soo bandhigay suugaan ay ku cabirayan muhiimada ay munaasabada 1da luulyo leedahay.
Munaasabadaan oo ahayd mid aad loo soo agaasimay ayaa waxaa ka hadlay wakiilka ururkani u fadhiya Somaliya Fu'aad Axmed Xassan isagoo halkaasi ka soo jeediyaya qudbad aad u dheereeyd oo uu kaga hadlayay muhiimada maalinta 1da luulyo iyo halgamayaashii SYL sidii ay ugu dhiiradeen iyagoo dhalin yaro ah inay wadanka Somaliya xornimada uu manta harsanaayo ay gaarsiiyeen iyagoo u huray naftooda iyo maalkoodaba.
Waxaa sidoo kale munaasabadaasi ka hadlay masuuiyiin aad u faro badan oo uu ka mid ahaa fanaanka caanka ahaa ee Max'uud Qoox Qarboosh oo isagu munaasabadaasi ka qaaday suugaan aad ugu taxluqda mahiimada ay leedahay maalinta 1da luulyo iyo sida ay ugu wayntahay quluubta shucuubta Soomalida,isagoo sidoo kale halkasi ka soo jeediyay qudbooyin qiira lahaa oo ka turjumayay maalinta 1da luulyo.






Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|