News from Somalia in Somali |
Midoowga Africa oo QM ka codsatay inay la wareegaan arrimaha nabad Ilaalinta Soomaaliya

Muqdisho, Talaado, July 01 2008 SMC“
Golaha Ammaanka iyo Nabadgalyada ee Midoowga Africa ayaa ka codsaday QM in ay kala wareegto howlaha ammaanka ee Dalka Soomaaliya si wax looga qabto arrimaha Soomaaliya..
Midowga afrika ayaa sheegay in mudo 6 bilood ah ay ugu dareen xiliga ay ciidamada AMISOM ee nabad illaalinta mudadda ay joogayaan dalka Soomaaliya, isla markaan aysan ciidamada AMISOM ka baxeyn dalka Soomaaliya inta ay dalka ay ka imaanayaan ciidamada Qaramada Midoobe.
.
Golaha ammaanka ayaa isku raacay in fursad wanagaasan ay u soo baxday ummada Soomaaliyeed kadib markii heshiis ay dalka Jabuuti ku gaareen Dowlada Soomaaliya iyo Mucaaradka, taas oo ay si weyn u soo dhaweeyeen Golaha ammaanka miwoga Afrika.
Sidoo kale Golaha ammaanka iyo nabadgalyada ee Midoowga Africa ayaa QM ugu baaqay in ay Si dhaqsi ah u soo diyaariyaan ciidamo Badali lahaa ciidamada AMISOM ee haatan ku sugan dalka.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|