News from Somalia in Somali |
Ciidamo ka tirsan Dowladda KMG ah oo Bam lagyla qarxiyay Magaalada Baydhabo Gudihiisa

Muqdisho, Talaado, July 01 2008 SMC“
Wararka ka imaanya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya qarax Bam lala beegsaday xarun ay leeyihiin Ciidamada Dowladda KMG ah, gaar ahaan Ciidamada Dowladda Hoose.
Bamkaas qaraxa ah ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen 4-ruux oo 3-ka mid ah ay yihiin ciidamada Dowladda Hoose, iyadoo goobtaas qaraxa ka dhacay ay isku soo gadaameen Ciidamada Booliska Dowladda KMG ah.
Sidoo kale goobtaasi qaraxa ka dhacay ay dadkii ka agdhawaa ka carareen halkaasi, waxeyna tani cabsi weyn ku abuurtay dadkii deganaa goobta uu qaraxaasi ka dhacay.
Qaraxaan ayaa muujinaaya inay sii kordhayaan falalka amni xumo ee ka taagan magaalada Baydhabo, iyadoo sidoo kale magaalada Baydhabo gudaheeda ay habeenkii ka dhacaan falal isugu jira dhac iyo dilal kala duwan.
Dhinaca kale ma jiro wax ka hadlay falkaasi qaraxa ah ee ka dhacay magaalada Baydhabo oo ka tirsan Dowladda KMG ah iyo maamulka Gobolka Bay intaba.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|