Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Hey'adda ICRC oo Xaaladda Aadanimo ee ka taagan ee Soomaaliya walaac xoog leh ka muujisay

Muqdisho, Talaado, July 01 2008 SMC     

Warbixin ay soo saaratay Hay'ada ICRC ayaa lagu sheegay in weerarada lagu qaado suxufiyiinta,saraakiisha dawladda iyo shaqaalaha gargaarka ay haatan noqdeen kuwa si weeyn u kordhay, waxeyna Hey'addu sheegtay in Qatar weyn ay soo food saaratay nolosha dad badan oo shaqaale ah oo u shaqeeya Hay'adaha gargaarka iyo kuwo kale oo iyana madax banana.

Sarkaalka Hey'adda ICRC Mr Baskal Hundit oo hormuudka ka ah wafdi caalamiyeedka ay hay'adda ICRC u xilsaaratay arimaha wadanka Soomaaliya, ayaa sheegay in hay'adaha gargaarka ee ka howl gala gudaha Soomaaliya ay haatan soo food saartay cabsi xoogan oo ku aadan sidii ay u sii wadi lahaayeen hoowllahoodii dhinaca gargaarka ku aadan Bini'adanimada ee ay u hayeen bulsho weynta Soomaaliyeed.

Sidoo kale sarkaalkaasi waxa uu sheeay in cabsidaasi ay uga timid dhinaca xoogaga Hubeysan ee dagaalka kula jiro Dowladda KMG ah, waxaa kaloo uu Mr Baskal Hundit intaa ku daray in iyaga Hay'ad ahaan ay ugu deeqayeen boqolaalka kun ee gar gaarka u baahan deeqo isagu jira sida cunto, biyo la cabo oo nadiif ah iyo gargaar dhinaca daawooyinka ah.

Sarkaalkaasi ICRC ah ayaa sheegay in tan iyo sanadkii la soo dhaafay oo kaliya ay dhinteen tiro badan oo suxufiyiin ah , saraakiil sarsare oo dhinaca ammaanka ah , aqoonyahano u adeegayay arimaha bulshada , hogaamiyo dhaqameedyo ka soo kala jeeday qabaa'ilo kala gedisan, hoowl wadeeno u adeegayay ururada gargaarka iyo tiro kale oo badan oo iyagu ahaa dad rayid ah.

Dadkaan ayaa dhamaantood waxa ay ahaayen kuwo loo dilay in ay yihiin mutacalimiin, isla markaana dhamaan dadkaan ay dileen kooxo aan la ogayn waxa ay doonayaan,.

Baskal Hundit ayaa shaaca ka qaaday in walaac weyn ka muujiyay xaalada aadannimo ee haatan ka jirta gudaha Soomaaliya, isaga oo sidoo kalena sheegay in Hay,ada ICRC ay si weyn uga fogaato wax yaabaha keeni kara in ay bartilmaameed ugu noqoto dhinac ka mid ah dhinacyada isku haysta arrimaha Siyaasadda dalka Soomaaliya.

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)