News from Somalia in Somali |
Qeybo ka mid ah guryaha Degmada Matabaan oo Holcaya kadib markii Ciidamada Itoobiyaanka ay madaafiic ku garaaceen

Muqdisho, Talaado, July 01 2008 SMC“
Warar aanu goor dhow ka helnay Degmada Matabaan ayaa sheegaya in degmadaasi dhismiyaashii guryaha ee ku yiilay ay haatan yihiin kuwo holcaaya, kadib markii ay ciidamada Itoobiyaank iyo Xoogagg tabacsan Golihii Maxkamadaha uu hlkaasi dagaal xooggan ku dhexmaray.
Wariyaheen Gobolka Hiiraan Xuseen Xasan Dhaqane oo xariir la sameeyay degmada Matabaan ayaa soo sheegaya in waqtigaan ay yihiin kuwo holcaaya qaar ka mid ah guryihii ku yiilay Degmada Matabaan.
Degmada Matabaan ayaa wararku sheegayaan in haatan dadkii deganaa ay yihiin kuwo inta badan isaga cararay halkaasi, kadib markii ay u adkeysan waayeen hugunka Madaafiicda iyo daryaanka Rasaasta dhacaysa.
Dhinaca dagaalka oo ah weli mid soconaaya ayaa hadii uu Ilaah idmo idiin soo gudbin doonaa wixii war ah eek u soo kordha dagaalkaasi.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|