News from Somalia in Somali |
Munaasabadda 1-da Luuliyo oo xalay siyaabo kala duwan looga xusay Qeybo ka mid ah Dalka Soomaaliya

Muqdisho, Talaado, July 01 2008 SMC“
Waxaa xalay dalka Soomaaliya laga xusay Munaasabada 1-da Luuliyo oo ah israacii Gobolada Waqooyi iyo Koonfur, iyo xiligii gobolada Koonfureed xornimada ka qaateen gumaystihii Talyaaniga ayaa xalay qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya ka dhacday.
Munaasabadda 48-guuraddii ka soo wareegtay Xorriyadda Goballadda Koonfurta , Midowga Labada Gobal iyo dhismaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo xalay ka dhacday Xaruntii Gaadiidka Boliska ee magaalladda Muqdisho, halkaasoo ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin farabadan oo ka socda dowladda KMG ah.
Munaasabadaasi ayaa waxaa ka mid ahaa mas’uulyiintii ka hadashay Ku simaha Ra'isul wasaaraha Dowladda KMG ah, islamarkaana ah Wasiirka Garsoorka iyo Diinta Prof.Saalim Caliyow Ibrow, Cismaan Cilmi Boqorre, Gudoomiye ku Xigeenka labaad ee Barlamaanka Soomaaliya,Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow, Wasiirka Haweyynka iyo arrimaha Qoyska Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye, Maxamed Cusmaan Cali (Dhagax Tuur) bgudoomiye ku xigeenka Gobolka Banadir, taliyaha Ciidanka Booliska Jenaraal Cali Saciid iyo Mas'uuliyiin kale.
Munaasabaadaasi waxaa Heeso qiiro xambaarsan ka soo jeedinayay fanaaniinta Kooxda Heegan ku soo bandhigtay Riwaayad ka turjumaysa Xaaladda adag ay shacabka Soomaliyeed ku jiraan, waxaana sidoo kale munaasabadaasi calan saarkii qeyb lixaad leh ka qaatay Kooxda Bambayda Booliska Soomaaliyeed.
Sidoo kale Munaasabadaasi mid la mid ah ayaa lagu qabtay qeybo ka mid ah dalka, iyadoo magaalada Baydhabo lagu qabtay guriga Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Sheekh 9Aadan Madoobe), waxaana ka soo qeybgalay xafladaasi mas’uuliyiin kala duwan oo ka socotay labda gole ee Dowadda Feeraalka Soomaaliya.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|