News from Somalia in Somali |
Dagaal kulul oo ku dhexmaraya Demada Matabaan hadda Ciidamada Itoobiyaanka iyo ciidamo taabacsan Golihii Maxaakiimta Islaamka

Muqdisho, Talaado, July 01 2008 SMC“
Wararka aanu ka halayno degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inuu haatan uu dagaal qaraar ka soconaayo halkaasi, iyadoo uu dagaalkaasi uu u dhaxeeyo ciidamadii Itoobiyaanka ee ka soo baxay Degmada Guriceel iyo kooxo ka soo horjeeda oo iyagu wadada u galay ciidamadaasi.
Dagaalkaasi oo aan ilaa iyo hada la ogay qasaaraha uu dhaliyay, ayaa la soo sheegaaa inuu yahay mid la isku adeegsanaayo hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana dhawaqa madaafiicda la isku adeegsanaao dagaalkaasi uu yahay mid laga maqlaayo deegaano dhowr ah oo gobolka Hiiaan ah.
Ma jirto ilaa iyo iminka dagaalkaasi cid ka hadashay labada dhinac, wuxuuna yahay dagaalku mid weli socnaaya, iyadoo mid ka mid ah saraakiisha maxkamadaha Islaamka uu wariyeyaasha u sheegay inay la hadlayaan saxaafadda waqti dow.
Gobolka Hiiraan ma aha markii ugu horasay oo lagu weeraro ciidamada Itoobiyaanka, waxeyna halkaasi dhowr jeer kala kulmeen Ciidamada Itoobiyaanka eek u sugan Gobolkaasi weeraro uga yimaada kooxaha Maxkamadaha AIslaamka.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wararka
Maanta 14-May-2008 |
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read
more) SMC-14-May-2008
Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read
more) SMC-14-May-2008
The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read
more) SMC-14-May-2008
People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read
more) SMC-14-May-2008
Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read
more) SMC-13-May-2008
50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read
more) SMC-13-May-2008
Bakara Market community appealed the TFG government (Read
more) SMC-12-May-2008
One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read
more) SMC-12-May-2008
Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read
more) SMC-12-May-2008
Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read
more) SMC-12-May-2008
The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read
more) SMC-11-May-2008
Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read
more) SMC-11-May-2008
Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read
more) SMC-11-May-2008
A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read
more) SMC-11-May-2008
The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read
more) SMC-10-May-2008
Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read
more) SMC-10-May-2008
Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Somaliweyn Media Center (SMC)
|