Somali News  
    Heesta Somaliweyn: Hees  
 
 


News from Somalia in Somali
Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee ku sugnaa Degmada Guri-Ceel oo waaberigii saaka halkaas isaga soo Baxay

Muqdisho, Talaado, July 01 2008 SMC     

Waarka aanu helayno Ciidamadii Itoobiya ee ku sugnaa degmada Guri-Ceel ayaa saaka waaberigii hore isaga soo baxay halkaasi, iyadoo dhowr jeer ooh ore uu halkaasi dagaal ku qabsaday ciidamadaasi.

Ciidamada Itoobiyaanka ee ka soo baxay magaalada Guricel ayaa la sheegaaa inay gaareen gobalka Hiiraan, iyadoo qaarkood ay lugaynayaan sida ay tibaaxayaan wararka halkaas naga soo gaaraya, iyadoo la sheegayo in dadkii isaga baxay magaaladaasi ay bilaabeen inay dib ugu soo laabtaan halkaasi,

Degmada Guriceel ayaa la sheegay inay ciidamada Itoobiyaanka ka geysteen falal duqayn ah, taaso Qasaare isugu jirta Dhimasho iyo dhaawac ka soo gaaratay duqayntaasi dadka rayidka ah eek u dhaqan Guri ceel.

Ciidamada Itoobiyaanka ayaa u jihaysta dhanka gobolka Hiiraan sida ay dadka ku dhaqan magaalada Guri Ceel ay u sheegeen Idaacadda Somaliweyn, waxaana la sheegayaa inay ciidamadaasi dhowr dagaal ay kala kulmeen mudadii ay joogeen Guriceel kooxaha ka soo horjeeda Joogitaankooda Soomaalia.

Dhanka kale ka bixitaanka Ciidamada Itoobiyaanka ee Guriceel ayaa ku soo aadaya xilli Hey’adda MSF ay warbixin ka soo saartay dagaaladii ka dhacayay Guri Ceel, iyadoo Hey’addu dalbatay in kooxaha dagaalamaya ay Xushmeeyaan Bini’aadanimada, islamarkaana aysan duqayn goobaha Caafimaadka iyo meelaha ay dadka rayidka ah degan yihiin.

Somaliweyn Media Center “SMC”

http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=781068&searchposition=176&searchtotal=1000Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:Muslima.com is a Muslim marriage and matrimonials site that assists people to find a Muslim partner for friendship or marriage. You can use our site to meet Muslim singles , Muslim ladies seeking marriage, Muslim chat, Muslim friends or Muslim penpals . Our site is one of the largest Muslim matrimonials and personals sites with single Muslim women and men from all over the world.:http://www.muslima.com/member_profile.cfm?ID=767625&searchposition=247&searchtotal=1000
Wararka Maanta 14-May-2008
Ethiopian troops base in Baladweyn town attacked with grenade overnight (Read more) SMC-14-May-2008

Jowhar traders committee chairman quits his title after squabble (Read more) SMC-14-May-2008

The Ethiopian troops should first pullout from Somalia (Read more) SMC-14-May-2008

People died in crossfire at Kismayu town in the Juba region (Read more) SMC-14-May-2008

Ethiopian troops in military maneuvers in Baladweyn town (Read more) SMC-13-May-2008

50 diarrhea patients admitted at Bandir general hospital (Read more) SMC-13-May-2008

Bakara Market community appealed the TFG government (Read more) SMC-12-May-2008

One person died in clan Vendetta grounds in the middle Shabelle region in Somalia (Read more) SMC-12-May-2008

Illegal roadblocks intensively increasing in Kismayu Town (Read more) SMC-12-May-2008

Baladweyn residents show concern over the Ethiopian troops (Read more) SMC-12-May-2008

The spring rains observed in Galgadud region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The commander of the lower Shabelle region says they would confront (Read more) SMC-11-May-2008

Ethiopian troops entered inside Baladweyn town in central Somalia overnight (Read more) SMC-11-May-2008

Mohamed Hassan Haad: says, “We don’t think much would be achieved” (Read more) SMC-11-May-2008

A court Jude resigns in Hiran region in central Somalia (Read more) SMC-11-May-2008

The place where deadly combat occurred yesterday is tranquil today (Read more) SMC-10-May-2008

Severe drought in some parts of Bakool region in southern Somalia (Read more) SMC-10-May-2008

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia

Google
 
Web You Domainame
Somaliweyn Media Center (SMC)